“Amma Jeclow Amma Ha Jeclaan Hadii Jamaal Madaxwayne Noqon Waayo In Muuse Biixi Indhahaaga Oo Shan Ah Uu Madaxwayne Noqon Doono Ku Bishaarayso”. Cali-Guray
Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Yuusuf (Cali-Gurray),ayaa dhinaciisa markii ugu horaysay si dadban u xaqiijiyay wararka suuqa ku jira ee sheegaya in isaga iyo Jamaal Cali Xuseen ay guntigga u xidhanayaan sidii ay u dhisi lahaayeen Musharaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigga muxaafadka ah ee KULMIYE oo ay muddo dheer mucaarad-nimmo xooggan kala soo hor-jeedeen,balse…
