“Hadii la isku caayo askarnimada ninka askariga caayayaa waxa uu askarigu yahay baanu garanayn’’ Wasiirka Wershadaha DAAWO
Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Shucayb Maxamed Muuse, ayaa difaacay qiimaha iyo milgaha uu qaranka iyo bulshada dhexdeedaba ku leeyahay askarigu oo dhawaanahan rag siyaasiyiin ahi dhaliilo u jeedinayeen. Wasiir Shucayb oo ka qaybgalay munaasibad uu xisbiga KULMIYE kusoo dhaweynayey taageerayaal kaga soo biiray gobolka Gabiley, ayaa hoosta ka xarriiqay…
