‘’Maxaan Dogob Beer Is Idhi,Daruuro u Soo Sasabay, Faysal bakhtigiisa inu iska rogrogto oo loo daayo wuxu ku dhaamo anigu garan maayo’’ Cali Guray
Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Somaalidu yaab bay leedahay! Qofku ilaa uu dharka tuuro oo isaga oo qaawan oo muddug ah ay arkaan inu waalan yahay ma rumaystaan. Faysal oo kale waxay yidhaahdaan mana waala sideenana maaha. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa dhakhtar caafimaadka maskaxda ah nin ku yidhi: Faysal waanu heshiinay. Dhakhtarki wuxu ku…
