MAJAAJILO Abwaan Sooraan:Waxaan Ahay Guddoomiyaha Xisbiga UDUB DAAWO
Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):- Abwaan Sooraan:Waxaan Ahay Guddoomiyaha Xisbiga UDUB

qurbejoog
Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):- Abwaan Sooraan:Waxaan Ahay Guddoomiyaha Xisbiga UDUB
Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):-Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ku baaqaysaa in xoriyadooda loo soo celiyo 24 oday oo si aan sharci ahayn u xidhan tan iyo 17kii June Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ugu baaqaysaa dawladda Somaliland inay xoriyadooda u soo celiso 24 qof oo xidhan tan iyo 17kii June 2016 iyada oo aan dacwad lagu soo…
Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):- Tan Iyo Intii La Bilaabay Qaban-Qaabadda Qabsoomidda Shirkii Doraad Ee Golaha Dhexe Ee Waddani Waxaa Soo Baxayay Masuuliyiin Badan Oo Sheegay In Aan Xisbigaasi Wax Oolin Halka Qaar Kalena Ay Sheegeen In Cadaalad Daro Baahsani Ka Jirto .
Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):-Waxay aheyd saacadda xiliga Emaaraatka (Dubai) 12:25 daqiiqo markii diyaarad siday Usaama Bin laadin ay soo caga dhigatay garoonka Caalamiga ah ee Dubai, diyaaradaasi oo doonaysay in halkaasi ay shidaal kasii qaadato. Laakiin waxaa la yaab noqotay!, nin lagu sheegay in madaxiisa la dul dhigay malaayiin adduun ah (Doller) si ula kac…
Muqdisho 24.October 2016 (SDN/QJ):-Dowladda Turkiga ayaa Gawaari nooca Basaska ah oo aan rasaasta Karin ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Amb Cabdullaahi Maxamed Cali (Sambaloolshe), oo ay wehliyeen Howlwadeeno Safaaradda ka tirsan ayaa ku wareejiyay gawaaradaasi Basaska ah oo tiradooda ay tahay Labo ayaa waxaa loogu talogalay in…
Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed, ahaana Musharrax u tagaan jagada Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbigaas oo doraad loo doortay Dr. Maxamed Cali oo ahaa Musharraxa labaad ee jagadaas u taagan, ayaa caddaalad-darro ku tilmaamay qaabka doorashadu u dhacday. Hase-yeeshee, waxa iyaguna dhankooda ka hadlay Cabdiraxmaan-Cirro iyo Maxamed Cali oo…
Laascaanood 24.October 2016 (SDN/QJ):-Hal qof ayaa ku Geeriyooday roob lixaad leh oo ka da’ay Degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, kaddib markii uu qabsaday xarig koronto oo kasoo go’ay baallihii uu ku xidhnaa. Madaxa Farsamada Shirkada Korontada LESCO, Axmed Xirsi, ayaa sheegay in shirkaddiisu aysan sabab u ahayn shilkii dhacay, uuna ka yimid shirkad labaad…
Washington 24.October 2016 (SDN/QJ):-Dawladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Itoobiya oo qalalaaso iyo kacdoono lagaga soo horjeedo dawladda ay ka socdaan. War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta Mareykanka aanay u safrin Itoobiya iyo magaalooyinka ay rabshadaha ka socdaan. Sidoo kale waxaa lagu wargeliyay dadka…
Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):- Eng. Daa’uud Abiib Axmed Ijaara, oo ka tirsaa xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa gebi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay iyo ka tirsanaanshihii xisbiga Waddani. Xildhibaan hore Eng. Daa’uud oo ka mid ahaa xubnaha ugu codka iyo miisaanka badnaa gobolka Gabiley ayaa iscasilaadiisan ku sabbabeeyay musuq maasuq iyo caddaalad…
Oslo 24.October 2016 (SDN/QJ):- Qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook-ga wasiiradda soogalootiga iyo isdhexgalka bulshada ee dalka Norway Sylvi Listhaug ayaa waxaa uu dhaliyay hadalhayn caalamka ah kaddib markii ay ugu baaqday dadka soo galootiga ah, gaar ahaan muslimiinta in ay cunaan qaansiirka, khamrigana cabaan. Wasiiraddan oo ah tan ugu afka dheer dowladda wadaagga…
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID C/naasir Yuusuf Cismaan (Qodax), oo maaanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa iclaamiyay wakhtiga uu qabsoomayo Shirwaynaha aan caadiga ahayn Ee Xisbiga UCID, Waxaanu sheegay in uu Shirwaynuhu dhici Doono 2/11/2016 . Sidoo kale waxaa Garabkii Xisbiga UDUB dib loogu celiyay, xubin ay…
Boorama 23.October 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Salaadiinta Iyo Cuqaasha Gobolka Awdal ayaa Taageero Balaadhan u Muujiyey Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Shalay lagu Doortay Shirkii 1aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani. Salaadiinta Iyo Cuqaashan Gobolka Awdal Waxaa kale oo Baaq Waayeelnimo u Direen Gudoomiye Ku…
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 76 Qof oo isugu jira Dumar, Carruur, Rag waawayn iyo Dhalinyar, ayaa Xanuunnada Xundhurta iyo Shubanka ugu soo dhacay deegaanka Huluul oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, ka dib markii Abaar gobolka ka jirtaa sababtay Biyo la’aan, isla markaana ay cabbeen Biyo aan nadiif ahayn, cuneenna Hilibka…
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa si adag u beeniyay inuu ka baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo uu ka mid yahay hoggaamiyayaashiisa siyaasadeed. Xildhibaan Siciid oo isagoo jooga dalka Imaaraadka Carabta, Telefoonka kula soo hadlay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay inuu ka tirsanyahay xisbiga Waddani, balse uu kulamadii siyaasadeed ee…
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi ayaa Mudo dheer Mucaaridad Xoogan kala Hor iman Jiray Xukuumadihii Talada Somaliland Isaga Kala Danbeeyay Sida C.raxmaan Tuur,Maxamed X.Ibraahin Cigaal,Daahir Rayaale Iyo Weliba Madaxweyne Siilaanyo oo Marar kala duwan ay Xurguf Siyaasadeed Soo Kala Dhex gashay.
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka hadlay eedayn uu Gudoomiye ku Xigeenkiisa 1aad ee Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed u soo Jeediyey Taas oo uu ku Xidhiidhiyey inuu ka danbeeyay Qaabkii ay u dhacday Codayntii Shalay lagu kala Saaray isaga iyo Murashaxa Cusub…
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka ee Lagu ansixiyey Shirkaas Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka dareen Celiyey weedho uu ku duray Gudoomiye Ku Xigeenka Shirka ka baxay oo sheegay inuu ku Cusub yahay Xisbiga hawl horena ka soo qaban hasa yeeshee Ambassador Maxamed Cali ayaa sheegay inuu ka mid yahay…
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Shalay loo ansixiyey Magac Ku Cusub Nidaamka Axsaabta oo ah Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Sideedaba Siyaasadu malaha Saaxiib Joogto ah Balse waxay Leedahay dan Joogto ah, Waxay Siyaasi kasta Tustaa in Saaxiibkii ugu dhawaa ee uu lahaa ay ka fogayso, Waa Hab dhaqan Dunnida Caan ka ah,Waana Mid lagu arko Marar Kala Duwan Somaliland oo Weli Raad barad ku ah hannaanka Dimuquraadiyada iyo Axsaabta badan….
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Wakhti xaraaradda siyaasadeed ee xisbiyada qaranku si weyn kor ugu kacday bilo koobanina innaga xigaan wakhtigii la filayay in ay dalka ka qabsoonto Doorashada Madaxtooyadu ayaa waxa isa soo taraya xogo rasmi ah oo tibaaxaya hadal hayn badan oo laga daremayo in ay ka taagan tahay gudaha xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE…