Xisbiga Kulmiye oo Maanta Soo Dhawayn u Sameeyay Udub-yahankii Nafta u Keenay Xiligii ay Mucaaridka ahaayeen DAAWO
Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyey siyaaasiyiin ka mid ahaa hormoodka xisbigii UDUB iyo xubno ka mid ahaa xisbiga WADDANI oo iska casilay. Xaflad bilan oo xisbiga KULMIYE ku soo dhaweynayey bahweynta ku soo biirtay oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa…
