Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump oo Mar Kale Kiciyay Khilaaf hor Kuna Baaqay in la Dilo Hillary Clinton
Washington 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa wajahaya dhaleecayn kaddib markii uu u muuqday in uu markii labaad tilmaamay sidii lagu khaarijin lahaa musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga Hillary Clinton. Mr Trump ayaa soo jeediyay in kooxaha ilaaliya ammaanka Mrs Clinton ay iska dhigaan hubka oo ay “arkaan waxa ku dhaca”….
