Banaanbax Balaadhan oo Ka dhan ah Go’aanka Dawlada Somalia ee Dib Qaadka loogu Keenay Muqdisho oo Ka Dhacay Isla Muqdisho iyo Dareenka Bulshada DHAGAYSO
Muqdisho 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dadweyne fara badan oo isaga kala yimid 16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir ayaa Shalay waxa ay Banaanbax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Go’aanka Dowladda Soomaaliya ay ku fasaxday Qaadka waxa ay ka dhigeen Magaalada Muqdisho. Banaanbaxa ayaa xoogiisa wuxuu ka dhacay Beerta Qaadka, Suuqa Bakaaraha Degmada Boondheere iyo xaafado kale,…
