Gabadhii u Horaysay ee Somaliland ka Samaysay Wershado Soo Saarta Agabka Kalluunka,Ka Ganacsiga Beeyada Iyo Waxqabadkii ay Bulshadeeda u fidisay
Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Aqoonyahanad Aamina Faarax Caarshe Waa Mid ka Mid ah Haweenka Somaliland ee Aqoonta Fiican u leh Ganacsiga adduunka, Iyadoo door Mug leh kaga Jirtaa Isbedelka iyo Horumarka ay Haweenka Somaliland Maalinba Maalinta Xigta ku Talaabsanayo. Marwo Aamina Faarax Caarshe Waxay Markii Kowaad si Xeel dheer uga Warbixisay Sooyaalkeedii Nololeed iyo Kii…
