Muddo Xileedkii Dastuuriga ahaa ee Mudada 4 Sano ee Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa dhamaaday, & Waxyaabaha Lagu Xasuusan Doono
Muqdisho 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Caawa oo kale 10-kii September sanadkii 2012 ayey aheyd markii Prof. Xasan Sheekh Maxamuud loo doortay inuu ku fadhiisto kursiga ugu sareeya Dalka Soomaaliya. Dhamaadka afartii sano ee dastuurku fasaxayey ayaa caawa ku eg, iyadoo wixii ka dambeeyay 12:00-ka saqda dhexe uu noqday sii hayaha xilka Madaxweynaha Somalia, wuxuu sii joogi…
