Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu Ka Yidhi Somaliland Wixii Shalay Ka Dhacay Iyo Muuqaalka Maanta? DAAWO
Muqdisho 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay, isla markaana ay murugo badan ku hayso dhibaatadii ay dawladdii Millateriga ahayd ee Soomaaliya ka geysatay gobolladii Waqooyiga markii Soomaaliya la ahaa oo hadda ah Somaliland. Hase-yeeshee, aanay ka tanaasulin Midnimo mar kale Lugo adag ku istaagta, balse aanay…
