Madax-dhaqameedk Gobolka Sanaag oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyey Colaadda Ceel-afweyn DAAWO
Ceerigaabo 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Inta badan Madaxda Dhaqanka ee gobolka Sanaag, ayaa Shir Jaraa’id oo ay Sabtidii Maanta si wada-jir ah ugu qabteen magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaas, ka soo saaray Baaq nabadeed, isla markaana Xukuumadda Somaliland ku dhalliilay inay faro-gelin ku hayso Colaadda deegaannada Ceel-afweyn ka tirsan ku dhex-martay laba Beelood oo deegaan-wadaag ah,…
