Weftiga Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland oo la kulmay culimada madaxda ka ah Jaamacadda Al-azhar  ee Qaahira, Masar

Hargaysa 01. Sep 2016 (SDN/QJ):–Wefdigii u hogaaminaayay Wasiirka Arrimaha Dibeda JSL Dr. Sacad Ali Shire ayaa la kulmay  Gudoomiye ku-xigeenka Jaamacadda  Al-azhar Sh. Dr. Abas Shomaan,  Magaalada Qaahira Xarunta Jamacadda Al-Azhar  ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay wasiirka iyo Saraakiishii ku weheliyay weftigiisa safarkan shaqo. Wasiirka Arrimaha Debadda JSL Dr. Sacad Cali Shire wuxuu ugu…

Read More

Baaq Nabadeed oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u dirayo beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaamada Ceel-afweyn

Hargaysa 01. Sep 2016 (SDN/QJ):–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Baaq Nabadeed u diray Beelihii Shaqaaqadu ku Dhex Martay Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag. Madaxweynuhu waxa uu baaqaasi ku yidhi “Nabadgelyada, is xaqdhawrka, wada noolaanshaha iyo degenaanshuhu waa tilmaamaha tolmoon ee lagu tilmaansado ummadda Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana aynu ku caanno maalnay muddo…

Read More

Golaha Wasiiradda Dawlada Federaalka oo ka hadalay Xoojinta Amaanka iyo la dagaalanka Al-Shabaab

Muqdisho 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wada jira u go’aamiyay in lasii laba jibbaaro dagaalka lagula jiro kooxda nabad diidka ee Al-shabaab. Kulanka golaha wasiirrada oo uu shir guddoominayay R/wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte,ayaa si weyn loogu gorfeeyay adkaynta ammaanka dalka,dardar gelinta iyo baacsiga kooxda argagixisada…

Read More

War Deg Deg ah:Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Tiro Badan oo Dhex Maray Laba Beelood oo Wada Dega Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag Iyo Khasaarraha Ilaa hada La Xaqiijiyey DAAWO

Ceerigaabo 01.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxa Xalay ilaa Saaka Dagaal ku dhex maray Deegaanka Bacaha ee Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag Laba Beelood oo Walaalo ah ka Sakow labada dhinac ee Dagaalku dhex maray Waxaa Goobta lagu diriray ku Geeriyooday Sarkaal ka Tirsan Ciidanka Qaranka oo Ciidan uu Wataa ay kala dhex galeen Labada Maleeshiyo…

Read More

Suldaan Wabar Oo Soo Laba Kacleeyay,Durbaan Colaadeed Oo Hor Leh U Soo Garaacay Salaadiinta Iyo Dhallinyarada Beeshiisa DAAWO

Boorama 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Suldaanka falaagada ah ee Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar ayaa muuqaal uu soo duubay isagoo buuraha ku jira durbaan colaadeed u tumay salaadiinta iyo dhallinyarada beeshiisa oo uu ugu baaqay inay dagaal u diyaar garoobaan Suldaan Wabar oo ka mid ah madax dhaqameedkii gobolka Awdal balse muddooyinkii u dambeeyey noqday hogaamiyaha…

Read More

“Waxa Keenaya Khilaafka (Masuuliyiinta) In Qaab-dhismeedka Wasaaradda Oo Wasiir Uun Ahayd (Sharci ahaan) In Laga Daba-geeyo Wasiir ku-xigeen Aanu Qeexnayn Doorkiisa Shaqo…” – Gar-yaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland

Hargeysa, 01. September 2016 (SDN/QJ): – Gar-yaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland Cabdisamad Cumar Maal, ayaa markii u horeysay ka hadlay Sababaha keena Khilaafaadka inta badan soo kala dhex gala Wasiirrada, Agaasimayaasha iyo Wasiir ku-xigeennada isku Wasaaradda ah. Cabdisamad Cumar Maal, waxa uu sheegay in waxa keena khilaafka Masuuliyiinta isku Wasaaradda ah ay tahay Sharciga Hay’adaha…

Read More

‘’Gobolna Gobolkiisa Yaanu Xuduudaha Usoo Dhaafin Hanjabaada Ha La Joojiyo,Xagla-toosiyoow Gabiley Dhulkeedu Ma yara ee Dadkuun baa ka badan, Lixda Goobood-na’’ Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi DAAWO

Gabiley 01.Sep 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE ahna Musharraxa jagada Madaxweynaha ee Xisbigaas Musue Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay Gabiley tahay meelaha marka doorashooyinka Madaxtinnimada Somaliland lagu tartamo, isla markaana cidda ay taageeraan guushu raacdo. Sidaa awgeedna, waxa uu tilmaamay isagoo la hadlaya Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan-Xagla-toosiye in Gabiley aan Dhulku ku…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Laba Wejiile Ku Tilmaantay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Kana Jawaabtay Hadal ka Soo Yeedhay DAAWO

Hargeysa, 01. September 2016 (SDN/QJ): – Xukuumadda Somaliland ayaa dhibsatay hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro uu kaga hadlay lixda goobood ee ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa oo ay xukuumaddu sheegtay inay ka bilaabayso diiwaangalinta codbixiyayaasha.

Read More

Siyaasi Cali Baashe Ruug Caddaa Muddo Dheer Kusoo Jiray Siyaasada Oo Haatan Somaliland Ku Sugan Iyo Waraysi Dhinacyo Badan Leh Oo Lala Yeeshay DAAWO

Hargaysa, 01. September 2016 (SDN/QJ): – Cali Maxamuud oo loo yaqaano Cali Baashe isla markaana ka mid ah siyaasiyiinta waa weyn ee dalka ayaa ka xog-waramay siyaasadiisa guud iyo halka uu yoolkiisa siyaasadeed gaadhsiisan yahay. Siyaasi Cali Baashe oo sida uu waraysigan ku sheegay muddo dheer oo gaadhaysa ilaa kow iyo toban sanood kusoo jiray…

Read More

La Yaabka Adduunkan: Dayaxa Dushiisa oo baloodho Dhul ah Mulkigooda Lagu Murmay!!! DAAWO

Hargaysa 01.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dayaxu waa meesha keliya ee samada ka mid ah ee ay aadamaha wakhtigan joogaa cagaha soo dhigeen iyadoo inkastoo uu barnaamijkii Luuna ee ay lahaayeen midowgii soofiyeeti guushii ugu horaysay ka gaadhay gaadhitaanka dayaxa korkiisa oo ay ku tageen dayax gacmeed aan dad saarnayn sanadkii 1959. https://youtu.be/RvbaQZbwJW8

Read More

Dhacdadii Ugu Naxdinta Badnayd Tahriibta Dumar La Kufsanayo Ragii Oo Kelyaha Lagala Baxay DAAWO

Hargaysa, 01. September 2016 (SDN/QJ): – Tahriibku Waa aafo Galaafatay Nolosha Dhallinyaro Tiro badan oo Dalka iyo Dadkiisaba u soo Kacayay Waxaan Qiyaas lahayn inta Ku Naf Weyday Socdaalkaas halista badan,Sidoo kale Waxaa Gabood falo fool xun lagula Kacaa Haweenka,Halka Kuwa Caafimaadka qabana lagala baxo Xubno ka mid ah Jidhkooda. https://www.youtube.com/watch?v=tXLVbOuI6RE

Read More

“Wax Biyo La’aan Ahi Kama Jiraan Berbera…” Wasiiru-dowlaha Khayraadka Biyaha Somaliland

Hargaysa 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland, ayaa sheegtay inaanay wax biyo la’aan ahi ka jirin magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo maalmihii u dambeeyey dadweynaha ku dhaqani ka cabanayeen biyo yaraan soo food-saartay iyo inay biyaha magaaladu heshaa u qaybsami waayeen Xoolaha wakhtigan Xashka ka dhoofaya Dekedda ee Maxjarrada ku jira…

Read More

Saansaan Colaadeed Oo Ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Lixdii Goobood Ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa,Xukuumadda Somaliland Oo Ciidamo Tiro Badan U Dirtay Deegaanada Iyo Maleeshiyaad La Sheegay Inay Buuraha Galeen

Boorama 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Wararka naga soo gaadhay magaalada borama ee xarunta gobolka awdal soona ayaa sheegaya in xiisad colaadeed laga dareemayo deegaano ka tirsan lixda goobood ee waqooyiga magaalada hargeysa isla markaana dhawaan xukuumaddu sheegtay in la bilaabayo diiwaangalintii codbixiyayaasha. Waxaana deegaanada sansaanka colaadeed laga dareemayo kamida ah deegaanka Ceel-la Helay,iyada oo ay…

Read More

Walaac Laga Muujiyey Habka Maxkamadeynta Somailland ee Dadka Rayidka ah {DHAGEYSO}

Hargaysa 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Xarunta xuquuqal insaanka ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa ee Human Rights Center ayaa war murtiyeed ay soo saartay walaac kaga muujisay sida xukuumadda Siilaanyo ay u maxkamadeyso dadka rayidka ah.   Xarunta ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqday inay joojiso dacwado ka dhanka ah dad rayid ah oo ay sheegeen in…

Read More