Wasaarada Amniga Oo Fariin Adag Udirtay Milkiilayaasha Hoteelada Muqdisho {DHAGEYSO}
Muqdisho 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ka hadlay ammaanka Hotelada Muqdisho, ayaa sheegay hadii Maamulka Hoteelada aysan xaqiijin karin ammaanka dadka isugu imaanaayo Hoteelada in aanan loo baahneyn inuu sii furnaado Hoteeladaasi. Waxa uu sheegay dhibaatada amni ee ka dhacda Hoteelada Muqdisho kaliya inaanan dusha…
