Duqa Muqdisho oo si adag uga Jawaabay hadalkii kasoo yeedhay Dr Nuur Faarax Jimcaale
Muqdisho, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa si adag uga jawaabay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale, oo dhawaan sharci daro ku tilmaamay Kaarka aqonssiga ay bixneyso Dowlada Hoose. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Kaarka Aqoonsiga ay bixineyso…
