Dad Weji-ku-macaashayaal Boodhadh Sita ah oo Xukuumadda Siilaanyo Horkeentay Golaha Baarlamaanka DAAWO
Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo, ayaa Shalay soo abaabushay qaar ka tirsan Dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa, kuwaasoo ka mid ah Dadka Somaliland dhexdeeda looga yaqaanno Weji-ku-macaashka ee Xukuumaddu markay qorshe rabto inay meel mariso muujiya taageero waxay hor-dhoobtay Xarunta Golayaasha Baarlamaanka oo ay Golaha Wakiilladu fadhigoodii ku…
