Gudoomiye Faysal Cali-Waraabe Oo Ugu Baaqay Madaxweynaha In La Soo Celiyo Kalsoonidii Hay’adaha Dawladda, Meeshana Laga Saaro Qabaa’ilka Iyo Qoomiyadaha Siyaasiyiintu Ku Shaqaystaan
Hargaysa 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ku baaqay in la soo saaro sharci lagu tirtirayo guddiyada qabaa’ilka iyo shirarka beelaha ee dib ugu celinaya dalka meel uu beri hore ka gudbay. Guddoomiye Faysal Cali-waraabe oo khudbad ka jeediyey shir uu xisbigiisu ku qabsaday magaalada Hargeysa, waxa uu…
