Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Digay Dib U Dhac Ku Yimaadda Doorashada, Kana Hadlay Sida Uu U Arko In Xal Looga Gaadhi Karo Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiillada
Hargeysa,30,7,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland oo mar kale hortaala madaxweynaha si uu go,aan uga gaadhayo. Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo…
