Xildhibaan Cabdiqaadir-Jirde Oo Ka Digay Dib-U-Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka, Kana Hadlay Saami Qeybsiga Golaha Wakiillada

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee  Waddani  ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland oo mar kale hortaala madaxweynaha si uu go,aan uga gaadhayo. Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo…

Read More

Xukuumada Somaliland iyo Bangiga Aduunka  oo kala saxeexday Mashruuc lagu Horumarinayo Tayada Shaqaalaha Dawlada

Nairobi,31.July 2016 (SDN/QJ):- Wafdi ka socday Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Hogaaminay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire oo ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Mudane Maxamed Mixile Boqorre, Wasiir u Dawlaha Wasaarada Shaqda iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Daahir Camuud, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Amb….

Read More

“ Waan Taageersanahay Aqoonsiga Somaliland” RW hore ee Kenya ahna Guddoomiyaha Xisbiga CORD Ra’ila Odinga

Nairobi,31.July 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal  wasaarahii hore dalka Kenya Mr. Raila Odinga ayaa soo dhaweeyay madaxbanaanida Somaliland ka hesho beesha caalamka maadaama ay buuxiyeen dhamaan shuruudihii dawladnimo.   Mr. Odinga oo shalay  jeediyay   khudbad  saabsan muhiimada Nidaamka Dimuqraadiyaddu  u leedahay qaarada Afrika ka jeedinayey xarunta Chatham House.   “Annigu shaqsiyan si weyn ayaan u taageeraa aqoonsiga…

Read More

Maxamuud Xaashi Iyo Cali Marreexaan Oo Ku Fashilmay Buuxinta Doorkii Waxqabad Ee Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Tiimkiisii Madaxtooyada

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo ay Muddo sanad ka yari ay ka soo wareegtay Wakhtiga uu Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iska casilay Xilkii Wasiirnimo ee uu Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka hayay, sidoo kalena is badal lagu sameeyey Mansabka Agaasimaha guud ee Madaxtooyada oo uu hore u hayn jiray Aqoonyahan Xasan…

Read More

Somaliland:Munaasibad Balaadhan oo Lagu Soo Gabo Gabeeyey Bandhiga Caalamiga Ah ee Buugta Hargeysa Iyo Weedhihii Siyaasiyiinta iyo Qallinleyda DAAWO

Hargeysa ,31.July 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen kumanaan qof ayaa lagu soo gabo gabeeyey bandhiga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa ee sanadkan 2016-aad oo ku suntanaa kalkii 9-aad ee la qabto. Bandhiga caalamiga ah ee buugta Hargeysa oo sanad walba la qabto hal mar ayaa waxa lagu soo bandhigaa buug…

Read More

Xaaska Donald Trump oo website-keedii hawada ka saartay markii ay mar kale ay fadeexad dhex fadhiisatay

Washington  ,31.July 2016 (SDN/QJ):-  Haweenayda uu qabo musharaxa xisbiga Jamhuuriga Melania Trump ayaa bog ay internetka ku lahayd uu hawada ka baxay, kadib markii su’aal laga keenay heerkeeda aqoon iyo shahaadooyinka ay haysato. Horay waxaa loogu eedeeyay inay koobi garaysay khudbaddii Micheale Obama. Waxaa boggeeda ugu qornaa inay shahaadada koowaad ku diyaarisay Naqshaydaynta iyo Injineeriyadda…

Read More

Turkiga oo Nigeria ka Dalbaday In la Xidho 17 Dugsi oo uu leeyahay Fetullah Gulen

Ankara  ,31.July 2016 (SDN/QJ):-  Xukuumadda Turkiga ayaa Nigeria ka codsatay inay xidhto tiro iskuullo oo ay sheegtay inuu leeyahay Fetullah Gulen oo dhawaan ay Dawladdu ku eedeysay in uu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga.   Danjiraha Turkiga u fadhiya Dalka Nigeria  Hakan Cakil, ayaa sheegay inuu codsaday in albaabada loo laabo…

Read More

“Yaan la idin gaadin Soomaaliyeey, dawladda Xasan Sheekh xilka waa kororsanaysa” Siyaasi Tarsan

Muqdisho,31.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarzan ahna nin aad u naqdiya xukuumadda haatan jirta ee Xasan Sheekh ayaa sheegay in dawladdu doonayso inay xil kororsi samaysato.   Waxa uu baaq usoo jeediyay shacabka Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dawladda Soomaaliya oo qorsheheeda xil kororsiga uu cadyahay.   “ Yaan la idin…

Read More

Wasiirada Haweenka putland iyo sawiirada haweenka D F S oo gaadhay Qardho DHAGAYSO

Qardho,31.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Haweenka Puntland marwo Aniso C/qaadair muumin iyo wasiirada Haweenka Dowlada fadaraalka soomaaliya Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa Gaaray magalada qardho ee xarunta Gobalka Kar kaar. Wafdigan wasiirada ah ayaa waxa siween magalada Qardho ee xarunta Gobalka kar kaar waxaa soo dhaweeyay wasiirada ka qeeb qaatay odayaasha dhaqanka wax garadka haweenka…

Read More

Soomaalida Ottawa oo si weyn uga soo Qayb-galay Aaska marxuum Soomaaliyeed Oo Boolisku Dileen

Toronto,30,7,2016 (QJ/SDN) – Soomaalida ku nool magaalada Ottawa ayaa si wadajir uga wada soo qayb-galay duugtii marxuum Cabdiraxmaan Cabdi oo ay Axaddii aynu soo dhaafnay booliska magaalada Ottawa ku dileen agagaarka gurigiisa. Dadweynihii duugtaas ka soo qay-galay ayaa si weyn uga careysnaa sida foosha-xun oo ay booliska magaalada Ottaw u dileen wiilkan Soomaaliyeed. Dad badan…

Read More

DEG DEG: Dowladda Turkiga Oo Sheegtay In Aanay Aqoonsanayn Somaliland

Muqdisho,30,7,2016(QJ/SDN) – Safiirka Dawlada Turkiga u fadhiya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho Amba Oglen Baker oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa  ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Inqilaabkii fashilmay ee ka dhacay dalka uu Wakiilka u yahay, Xidhitaankii xarumihii Nile Academy ee Somaliya iyo arrinta Somaliland ee illaa haatan aan…

Read More

Guddida Wanaag Farista Somaliland Oo Waalidiinta Uga Digay Inay Caruurtooda ku Daraan Dugsiyada Nile iyo Abaarso

Hargeysa,30,7,2016 (QJ/SDN) – Guddomiyaha Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa shalay salaadii jimce ka dib muxaadaro kooban oo uu ka jeediyay Masaajidka Daarul-Iimaan ee ku yaalla xaafadda Jigjiga yar ee Caasimadda Hargeysa waxa uu kaga hadlay arrimo iskugu jira waano iyo wacdi muhiim ah. Ugu horayn Sheekha ayaa ka…

Read More

DAAWO: Aqoonyahan Si Adag Uga Hadlay Saami-qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka Somaliland

London,30,7,2016 (QJ/SDN) – Aqoonyahan Cabdi Cali Daakir oo ka mid ah aqoonyahannada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska ayaa waxa uu si adag uga hadlay Saami-qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka Somaliland oo uu sheegay in ay xaq-darro ku dhisanyihiin – isla markaana ay dulmi tahay in wixii Lixdankii la diiday dalka dib loogu soo celiyo. https://www.youtube.com/watch?v=xcUgp9Ad9pU&app=desktop

Read More

SOMALILAND: Sheekh Aadan Sunne Oo Maxkamadda Gobolka Hargeysa Xukuntay

Hargeysa,30,7,2016 (QJ/SDN) – Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa xabsi gaadhaya ku dhawaad hal sano iyo lix bilood ku riday Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne). Sheekh Aadan-Sune oo muddo saddex bilood ah ku jiray xabsi ku yaala Magaaladda Hargeysa, waxaana khamiistii xukun ku riday maxakamada Gobolka Maroodi-jeex. Sida lagu warramayana waxaa sheekha lagu soo eedeeyay laba…

Read More