Ma Jiraa Xidhiidh Ka Dhexeeya Dagaallada Iyo Isbeddelka Cimilada ?
Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Culimada cimilada ayaa waxa ay dhawaan soo saareen daraasad cusub oo ay sabab uga dhigeen in isbeddelka cimilada ee ka jira Adduunku uu sabab u yahay dagaalada ka jira dalal badan oo Adduunka ka mida gaar ahaan bariga dhexe iyo Aasiyada dhexe. Prof Karl Sasblostar oo ka socday Machad ka…
