Jidka Dawga Sheekh oo Gelinkii Hore ee Maanta Xayirnaa Kadib Markii ay Jareen Dad ka Gadoodsan Xukunkii Maxkamada Ciidamada ee Shalay Iyo Wasiir Warancade oo ka hadlay

Sheekh 25.July 2016 (SDN/QJ):-Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukunkii ay shalay Maxkamada Milatariga Somaliland ku Ridey Sideed eedeysane oo loo haystay dilkii Talliyihii qaybta ee Gobolka Saaxil ayaa maanta ka dhacay Magaalada Sheekh. Ma Jiraan wax khasaare nafeed oo  ka dhashay mudaharaadkan balse waxaa burbur soo gaadhey gaadiid iyo meherado ganacsi.dhalinyaro gadoodsan iyo dumar ayaa taayir…

Read More

Iskuuladii iyo Isbitaaladii Hay’ada Nile Academy ay ka maamulaysay Muqdisho oo lala Wareegay

Muqdisho,25,7,2016 (QJ/SDN) – Safaaradda Turkiga ee Magaalada Muqdisho – ayaa si Rasmi ah waxay ula wareegtay xarumihii ay maamulaysay Hay’adda Nile Organization ee dalka Turkiga laga leeyahay oo shaqaalaheeda toddobaadkii hore laga eryay Muqdisho. Hay’adda NILE – ayaa waxay Maamulaysay Iskuullo Waxbarasho iyo Isbitaallo ku yaalla Muqdisho, waxaana lagu eedeeyay hay’addan inuu leeyahay Sheekh Fethullaah…

Read More

Diyaarado Dagaal oo Xalay Duqeeyay Deegaanka Ceel-Cadde oo ka Tirsan Gobolka Gedo

Ceel-cadde,25,7,2016 (QJ/SDN) – Duqayn cirka ah ayaa habennimadii xalay ahaa ka dhacday Deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo, halkaasoo ay maamusho Xarakadda Al Shabaab, ka dib markii horaantii Sannadkan ay ka Qabsadeen Ciidanka Militariga Kenya oo qeyb ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee AMISOM. Sagaalkii Habeenimo, ayaa Deegaanka Ceelcadde laga maqlay jug is xig xigtay, oo…

Read More

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Wada Hadal U furmay Ganacsatada Qaadka Miiroowga Dalka Kenya

Hargeysa,25,7,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha DIbadda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ay yimaadeen ganacsatada qaadka Miiroowga ee dalka Kenya – iska markaana ay usoo bandhigeen ganacsatadu sidii qaadka loo keeni lahaa Somaliland wallow uu sheegay in aanau arrintaasi ka heshiinin.

Read More

DHAGEYSO: Fanaanka Axmed Naaji Oo Ka Cabanaya Cunsurinimo Dad Soomaali Ahi Ku Sameeyeen

Hargeysa,25,7,2016 (QJ/SDN) – Fannaanka Soomaaliyeed Al-Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa wuxuu cabasho ka muujiyay, isla markaana uu ka gabyay cunsurinimo ay kula kaceen dad Soomaali ah, kuwaasi oo sida fannaanku sheegay ku tilmaamay in uu yahay nin carab ah oo aan Soomaali ahayn, sidaas darteedna ay wanaagsanaan lahayd in uu arrimaha soomaalida iyo nabad-u-raadintooda uu…

Read More

Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu ka Danbeeyay Dilal lagula Kacay Saraakiil ka tirsanaa Ururkii SNM

Hargaysa 25, July, 2016 – (SDN/QJ): -Cawil Cali Ducaale Wuxuu haatan yahay La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Arrimaha Aqoonsi raadinta Sidoo kale waxa uu kala Taliyaa Madaxweyne Siilaanyo Geedi Socodka Wada hadalada Somaliland iyo Somalia ayaa soo Bandhigay Gefef Siyaasadeed oo uu ku Kacay Madaxweyne Siilaanyo https://www.youtube.com/watch?v=w3VBVsdV7AU

Read More

Shacabka Puntland oo Gadood ka Muujiyey Habacsanaanta Xukuumadooda kadib Markii Ciidanka Somaliland Gaadheen Duleedka Magaaladaasi DAAWO

Garowe 25, July, 2016 – (SDN/QJ): – Shacabka Ku Dhaqan Xarunta Maamul Goboleedka Somalia ee Punt land ayaa Mudaharaad kala Hor yimid Xukuumadda Madaxweyne Gaas oo ay Sheegeen inay ku Fashilantay Isla markaana ay Iska Caabiyi kari Weyday Ciidamada Somaliland oo Gaadhay Meel u dhow magaalada Garowe. https://www.youtube.com/watch?v=lUggf3D52l4

Read More

Garaad Saleebaan Garaad Maxamud oo Gaashaanka u daruuray Heshiis Xukuumadda Somaliland iyo Beelaha Bariga dhex maray iyo Magaciisa oo uu Sheegay in laga been abuuray DAAWO

Awr Boogays 25, July, 2016 – (SDN/QJ): – Garaad Saleebaan Garaad Maxamud ayaa Gaashaanka ku dhuftay Heshiis dhex maray Xukuumada Somaliland iyo Beeshiisa oo dhawaan lagu Kala Saxeexday Degmada Awr Boogays. https://www.youtube.com/watch?v=n206s7aMOjM

Read More

Qaabkii Kooxda Inqilaabku U Dili Lahaayeen Madaxweynaha Turkiga Xiligii Inqilaabka Dhicisoobay Socday DAAWO

Hargaysa 25, July, 2016 – (SDN/QJ): -Hotel ku yaalla Magalaada xeebta ah ee Marnaris ayaa Madaxweynaha Dalka turkigu rajab dayib ordogan ku qaadanayey fasaxiisii todobaadka iyadoo ay wehelinayeen xubno ka tirsan qoyskiisu, isagoo saacad ilaa labo saacadood ka bacdi markii inqilaabku dhacay uu ka baxay hudheelkaasi https://www.youtube.com/watch?v=SEK0aPjLCao&feature=youtu.be

Read More

Dawladda Somaliland Oo Ka Dareen Celisay Saannada Millateri Ee Ay Masar U Gacan Gelisay Maamulka Soomaaliya

Hargaysa 25.July 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland ayaa ka digtay cidhib xumada ka dhalan doonta hubka iyo saannada dagaal ee ay Masar ugu deeqday maamulka taagta daran ee Soomaaliya.  Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa dawladda Masar eedeeyay in aanay u gudin Somaliland abaalkii ay u gashay markii uu ku socday dagaalkii ay Israa’iil…

Read More

“Waa la odhan karaa waxay u eegtahay halkii xaaladu maraysay markii Beelaha Garxajis la heshisiinayey 1998-kii ilaa 1997-kii..” Xildhibaan Saleebaan Cali Koore

Laascaanood 25.July 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxa la filayaa inuu  ka furmo maalmaha soo socda shir balaadhan oo ay qabanqaabadiisu halkaa ka socotay in muddo ah, kaasoo ay qabsanayaan beelaha Maxamuud Garaad ee Dhulbahante.   Shirkan oo daba socda ama ku labo noqonaya shir todobaadkii hore lagu soo gabagabeeyey Magaalada Awr-boogays…

Read More

Maxaa soo Dedejiyey Go’aankii Guddida Ururrada ee ka farxiyey Jamaal Cali Xuseen, Guuxa iyo Cadhadana ku riday Faysal iyo Muuse?

Hargaysa 25, July, 2016 – (SDN/QJ): -Tan iyo Markii dhawaan ay soo baxeen xogaha tibaaxaya in Madaxtooyadu qorshaynayso muddo kordhin ku dhawaad laba sanadood ah oo shaabadda loo saaro waxa isa soo taraya fal-celimaha ka imanaya guuxaasi iyo hadal hayntaasi xushay bulshada qaybaheeda kala duwan si gaar ahna u baraarujisay Hogaanka xisbiga KULMIYE ee isu…

Read More

“Ninba Mudo Dheer I Daba Socday Oo Wuxu I Odhan Jiray Waar Iddaacaddaada Iga Xidh, Hadii Kale Qori Ayaan Soo Qaadanayaa Mid Kale Waa Kii Madaxa Wax Igaga Dhuftay Kolka “ Sheekh Maxamed Cumar Dirir DAAWO

Hargaysa 25, July, 2016 – (SDN/QJ): – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa ka hadlay marxalado dhawr ah oo noloshiisa bilaw ilaa hada halka ay marayso, waxaanu sido kale hoosta ka xariiqay maadama oo uu ka mid yahay shaqsiyaddka magaca ALLE ku galaday khasaare iyo faa’iido wixii uu kala kulmay in uu noqday sheikh aad…

Read More

Magaalada Burco oo Lagu Daahfuray Xarun Haatan Dhismaheeda la Bilaabayo oo Loogu talo galay Ciidanka Dabdemiska ee Gobolka Togdheer o DAAWO

Burco 25.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Xarunta Gobolka Lagu Qabtay Munaasibad Lagu Daahfurayay Isla markaana lagu dhagax dhigayay Xarunta Ciidanka Dab damiska ee Gobolka Togdheer,Taas oo ay ka qayb galeen Maamulka Gobolka Togdheer,Ka Degmada Burco Taliyaha Ciidanka Dabdamiska ee Ciidanka Booliska,Saraakiil iyo Marti Sharaf kale. https://www.youtube.com/watch?v=7dH_OL7apCQ

Read More

Wasiir Maaliyada Somaliland oo Sheegtay in loo Midoobo Taageerada Musharaxa Kulmiye Muuse Biixi Cabdi

Hargaysa 25, July, 2016 – (SDN/QJ): -Wasiirka maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan,  ayaa sheegtay in taageero loo muujiyo Musharaxa madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Doorashada Madaxtooyada ee 2017ka.   Marwo Samsam Cabdi Aadan waxaa ay sheegtay in Musharaxa xisbigaasi ay kusoo saari karaan taageero ay la garab istaagaan Doorashada madaxtooyada maadaama uu…

Read More

Wejigii 1-aad Ee Diwaangelinta Codbixiyeyaasha Oo ka soo Dhammaatay Gobolka Sanaag Komiishanka & Xisbiyada Oo Ka Hadlay

Ceerigaabo, 25, July, 2016 – (SDN/QJ): –  Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in la soo gabogabeeyay Wejigii koowaad ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka ee ka socotay Gobolka Sanaag.   Diwaangelinta oo ka socotay 206 Goobood, ayaa Komiishanku sheegay in sidii loogu talo-galay u dhacday isla-markaana si Nabadgalyo ah Ceerigaabo ugu soo laabteen Shaqaalihii Diwaangelinta…

Read More

Ma dhabaa in Xisbiga Kulmiye Dabada ka riixayo in la soo Dedejiyo Xil ka qaadis lagu sameeyo Wasiir Samsam oo Booskaasi loo dhiibo la Taliyaha Madaxweynaha Arimaha Dhaqaalaha?

Hargaysa 25, July, 2016 – (SDN/QJ): -Warar Xog Ogaal oo Wargeyska Foore helay oo maalmihii udambeeyay si weyn loo hadal hayay islamarkaana Suuqyada Siyaasada Soo galay ayaa daaha ka rogay in Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi uu dabada ka riixayo Xil Qaadis lagu sameeyo Wasiiradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan,taasi oo la sheegay…

Read More

Shaqaalaha ka Xoogsada Dekada Berbera oo Cabasho ka Muujiyay Xaqii ay ku lahaayeen Dekada Berbera

Berbera 25, July, 2016 – (SDN/QJ): – Qaar ka mida shaqaalaha ka xoogsada Dekada Magaalada Berbera ayaa cabasho ka muujiyay xaqqii ay ku lahaayeen maamulka Dekada Berbera oo ay waayeen.   Shaqaalahan oo ah xamaaliinta dekada Berbera ayaa sheegay in laga qaadi jiray 3 doolar ah marka ay dajiyaan hal koontiinar, lacagtaasi waxay sheegeen in…

Read More