Maxaa Ka Jira in Wasiirkii Hore ee Boosaha Iyo Isgaadhsiintu uu la Jaal Noqonayo Xubnaha Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Weli Go’aankooda Siyaasi Laalan yahay?
Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Boosaha iyo Is-gaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ahaa wasiirrada ugu culus ee ka soo jeeda Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xogo warbaahintu heshay waxa ay tibaaxayaa in uu ku biiray Garabka weyn ee Xisbiga KULMIYE ee Is-bahaysiga Dimuquraadiga Xisbiga KULMIYE kadib markii dhawr…
