Turkiga:Saamayn Taban oo Amarkii Madaxweyne Ordugan Ku Yeeshay Ardayda Somaliyeed ee dalkaasi Wax ka barata DAAWO
Istanbuul 25.July 2016 (SDN/QJ):- Boqolaal ka mid ah ardayda Soomaalida ee waxbarashada u jooga waddanka Turkiga ayaa waxa saamayn weyn ku yeelatay go’aanka kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Turkiga Ordugan, kaasi oo Sabtidii Dorraad amar ku bixiyay in la xidho goobo waxbarasho oo sida la sheegay xidhiidh la leh waddaadka uu maamulka Turkigu ku eedeeyay inuu…
