Baabasiirta Cudur ku Badan Bulshada Somalida,Astaamaha Lagu Garto Iyo Sida loo Daweeyo DAAWO

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Baabasiirku‬ waa cudur ku badan bulshada laakiin aan aqoon badan loo lahayn, kaga bogo video-gaan Waxa uu baabasiirku yahay, Waxa keeno, Noocyada uu u kala baxo, Astaamaha lagu garto, Heerarka uu kala yahay, Siyaabaha lagu ogaado, Xanuunada lagu qaldo iyo Qaababka loo daaweeyo ama looga hortago.

Read More

Taliyihii Hogaaminayay Inqilaabkii Dhicisoobay ee Turkiga oo Ciqaab adag Mari doona iyo Tirada Ciidamada Turkiga ee Inqilaabkii Fashilmay ka Qayb qaatay ee Ilaa hada Xabsiyada loo Taxaabay

Ankara 18.July 2016 (SDN/QJ):- Dowlada Turkiga ayaa sii wada xadhiga qaar ka mid ah saraakiisha milatariga iyo hey’ada garsoorka kuwaas oo looga shakisanyahay in ay ka danbeeyeen afganbigii dhicisoobay ee Jimcihi ka dhacay dalkaasi. Wasiirka cadaalada Turkiga Bekir Bozdag ayaa sheegay in la xidhay ilaa iyo 6,000 oo ruux,isla markaana tirada qabqabashada ay sii kordhi…

Read More

‘’Hadii Kalese Goolaaftankiyo Qayladiyo Gooha iga Daaya’’ Cali Guray

Hargaysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golayaasha Degaanka QODOBKA 23 AAD Qaabka Soo Bandhigidda Musharixiinta Xarafyada 1,2,3&4 waxay khuseeyaan Musharixiinta Golayaasha Degaanka xarfaha 5,6$7 ayaa khuseeya musharixiinta Madaxtooyada sida soo socta: Musharaxa isu soo sharaxay jagada Madaxwaynaha ama Madaxayne/xigeenka wuxu xaq u leeyahay inu ka tanaasulo. Hase yeeshee waa inu qoraal rasmi ah…

Read More

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay inaysan Saamayn ku yeelanayn Bixida Hay,ada Nile Academy Waxbarashada Schoolada

Muqdisho 18.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen,oo lahadlay warbaahinta  ayaa sheegay in aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin dalka howlihii Hey’adda Nile Academy ka waday Soomaaliya, kadib markii Golaha Wasiirada u qabteen in 7-maalmood dalka uga baxaan.   Golaha Wasiirada ayaa isku raacay in gebi ahaanba la joojiyo Howlihii Hey’adda Nile…

Read More

Shirweynihii 27 ee Ururka Midnimada Africa oo Isku Maaweelinaya Qodobo ay Dhaqan gelintoodu ku adag tahay Wadamada Africa

Kigali 18.July 2016 (SDN/QJ):- Kigali, Rwanda waxaa ka bilawday shirweynihii 27aad ee ururka Afrika. Arrimo badan oo dannaha Africa khuseeya ayaa laga wada hadlayaa. Hogaamiyaha Rwanda oo ka hadlayay shirka oo uu marti galiyey ayaa yidhi “Waxaynu u kulanay in aynu si ka go’naan aha uga wada hadalno dannaheenna”. Paul Kagame wuxuu Africa ugu baaqay…

Read More

Prof Azhari Oo Toosh Ku Iftiimiyay Mad Madawga Ku Jira Heshiiska Dekeda Berbera,Badkana Soo Dhigay Qodobo Bulshada Ka Qarsoon+ Waxa Laga Yeelayo Shaqaalaha Dekeda Hadda Ka Shaqeeya

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Prof Axmed Xaaji Cabdilaahi Azhari oo ka mid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland islamarkaana Wax ka dhiga Jaamacadaha Dalka ayaa si cilmaysan uga hadlay Heshiiska Wareejinta Dekeda Berbera islamarkaana lix qodob oo lafjab ku ah Somaliland ka soo dhex saaray Qoraalka Heshiiska Hordhaca ee ay gaadheen Xukuumadda Somaliland iyo Shirkada DP-World ee…

Read More

“Waxay keeni kartaa hanaankii dimuqraadiyadeed ee Somaliland ka hanno-qaaday inay fashilmaan” Gudoomiyaha Garabka Haweenka Waddani ee Waqooyiga America

Dubai 18.July 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ee Waqooyi America ahna Safiirka wareega Marwo Suhuur Xasan Abiib,ayaa waxay ka digtay dib-u-dhac markale ku yimaada doorashooyinka Madaxweynanimada oo toddobaadadii ugu danbeeyey la hadal-hayay, isla markaana waxay ka warantay safar shaqo oo ay ku joogto Magaalada Abu Dubai.   Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa waxay…

Read More

10-kii Isku-day Shirqool ee Madaxda Carabta Ugu Caansan Lagula Beegsaday iyo Saamaynta Taariikheed ee ay ka Tageen

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Taariikhda Dunida waxa soo maray isku dayo shirqoolo dil ah oo qaarkood lagu guulaystay qaar kalena fashilmeen oo lala seegay halkii la doonayay kuwaasi oo lagu bartilmaameedsaday Madax Caaan ah oo dunida soo martay.   Waxa jira Shirqoolo dil oo dunida gilgilay taariikhdana wax weyn ka badalay oo saamayn ku yeeshay….

Read More

“Midabadii Fashiliyey Afgembiga Meel-mari-waayay & Warbixinnihii U Dembeeyey Ee Warbaahinta Caalamku Ka Qortay”

Ankara 18.July 2016 (SDN/QJ):- Rajab Dayib Ordugan oo cadhaysan ayaa la hadlay warbaahinta dalka Turkiga kaddib isku day inqilaab oo dhicisoobay kaas oo 48 kii saacadood ee la soo dhaafay gilgilay dunida Muslimka ah. Shacbi weynaha Turkiga iyo ciidammada qalabka sida ee u daacadda ahaa Ordugan ayaa xaaladda ku soo dabbaalay deggenaan. Abbaaro waabarigii Sabtida ayaa…

Read More

Hargaysa oo uu Galabta Ku Geeriyooday Fanaankii Shay Mire Dacar Iyo Aaskiisa oo Beri Qabsoomaya

Hargaysa 17.July 2016 (SDN/QJ):- Allaha U  naxariistee waxaa maanta galinkii Dambe ku geeriyooday Gurigiisa oo ku yaalla magaalada Hargeysa fanaankii caanka ahaa ee Shay Mire Dacar. Geeridda Fanaanka waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Walaalkii Caabi Mire Dacar oo isna ka mid ah fanaaniinta Soomaalida.Caabi Mire Dacar waxaa uu sheegay in muddooyinkii dambe uu Shay Mire Dacar…

Read More

Maraykanka: Turkigu Yaanu Nagu Eedayn Af-gembiga

Washington,17,7,2016 (QJ/SDN) – Maraykanka ayaa uga digay dawladda Turkiga in afgambigii dhicisoobay ay ku eedeeyaan hay’addaha dawladda Maraykanka, wuxuu sheegay in sheegashadaasi ay tahay “been cad oo dhaawici karta” calaaqaadkooda”. Xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka John Kerry ayaa hadalkaasi jeediyay kaddib markii wasiirka shaqaalaha ee dalka Turkigu uu tilmaamay in Maraykanku ay ka dambeeyeen…

Read More

CAYDIID: “Talo La’aan Buu Maanta Dalku Ku Sugan Yahay, Waxa La Is Weydiinaya Ciddii Taladda Dalka Loo Dhiibtay Meeday”

Hargeysa,17,7,2016 (QJ/SDN) – Afhayeenka Isbahaysiga Xuseen Axmed Caydiid, ayaa si adag uga hadlay aragtidiisa ku waajahan muddo kordhinta Xukuumadda ee la hadal hayo, qabsoomida Doorashooyinka iyo saami qaybsiga, waxaanu tilmaamay in Xukuumaddu waajibkeedii iyo doorkii ay ku lahayd saami qaybsiga ay gabtay. Afhayeenka Isbahaysiga Xuseen Axmed Caydiid oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika…

Read More

Dowladda Soomaaliya Oo Dalkeeda Ka Saaraysa Hay’adda Turkish Nile Academy

Muqdisho,17,7,2016 (QJ/SDN) – Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxaa ay si xoogleh u canbaareeyeen Afganbigii dhicisoobay ee la rabay in lagu kala dhantaalo Horumarka iyo Dumaquraadiyadda ay gaadheen dalka iyo dadka Turkiya. Dawladda Federaalka Soomaaliya…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Saylici Maxaa ka qabsaday Magaalada Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 17.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu Hogaaminayo oo haatan ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa mar uu la hadlayay Bulshada Magaaladaasi Waxa Khudbadiisa hakad geliyay Weedho ka soo baxay oo Qaar ka mid ah Bulshadu ay dhibsadeen. https://www.youtube.com/watch?v=NolwvScDcyg

Read More

Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Ka hadlay Khilaafkoodii Halka uu Marayo DAAWO

Hargaysa 17.July 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga Ucud Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo warbaahinta ugu waramayey xafiiskiisa ayaa shacabweynaha ku dhaqan gobolka Sanaag ku bogaadiyey in ay qaataan kaadhka diiwaangalinta codbixiyaasha,Waxaa kale oo uu ka hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid halka uu marayo. https://www.youtube.com/watch?v=SzDBBQ7GbAw

Read More