Warbixin Ka hadlaysa Nolosha Caruurta Darbijiifta Borama Oo Xaalkooda Si weyn Looga Dayrinayo Iyo Masuuliyiinta Gobolka Awdal Oo Gabay DAAWO
Borama 19.July 2016 (SDN/QJ):- Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland Waxaa ku soo Kordhaya Caruurta Derbi jiifka ah ee aan haysan Cid Daryeesha Kuwaas oo Isugu Jira Wiilal iyo Hablo. https://www.youtube.com/watch?v=sqLgc_KPdV0
