Koox ka Tirsan Ciidamada Liyuu Bolis ee Kililka 5aad ee Itoobiya oo Xalay Dad Shicib ah ka Afduubay Deegaanka Bisiqa oo 40 Km Burco u Jirta & Firxadkii Bulshada Gaashaamo oo Burco soo Galay
Burco 10.July 2016 (SDN/QJ):- Koox katirsan Ciidanka Liyuu boolis oo wata 4-Gaadiidka dagaalka ah masaafadii u dheerayd Gudaha ugalay Gobolka Togdheer ayaa Xalay fuliyey hawl gal ay ku Kaxaysteen Maxaabiis door ah inkasta oo Tiradooda aan la Xaqiijin. Tuulada maleeshiyadu dadka kaxaystay oo lagu magacaabo Bisiqa ayaa Burco u jirta 40-km ah,Warar hor dhac ah…
