Xisbiga Kulmiye oo Shacabka ku Hambalyeeyay Sanad Guuradii 56aad ee kasoo Wareegtay markii Somaliland Xornimada ka qaadatay Gumeytihii Ingiriiska
Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaciisa, magaca hay’adaha xisbiga ee Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Garabyada xisbiga, laamaha gudaha iyo dibadda iyo taageerayaasha xisbiga waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka Somaliland gudo iyo dibadba meel kasta oo…
