Xoghayaha ugu Cimriga dheer Golaha Deegaanka Gebilay,Inta Sannadood ee uu Xilka hayay Iyo Amuuro lagu Sifeeyay
Gebilay 28.June 2016 (SDN/QJ):- Warbixin lagu daabacay qaar kamid ah degellada wararka Somaliland ayaa naqdiday hawl-qabadka Xog-haya ha dawladda hoose ee degmada Gabiley Cabdiraxmaan Nuur Abokor oo lagu eedeeyey in uu doorar kala duwan ka sooqaatay khilaafaad marar kala duwan ka dhex aloosmay golaha deegaanka ee dagmada Gabiley,. Warbixintan ayaa farta ku fiiqday saamaynta uu…
