Deegaano ka Tirsan Gobolka Salal oo Lagu arkay Raadad ka Tirsan Ayax Iyo Qaylo dhaanta Wasaarada Beeraha

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Beeraha JSL ayaa ku dhawaaqday in raadadkii ayaxa lagu arkay meelo ka mid ah deegaano ka tirsan gobolka Salal. Wasiirka wasaaradda Beeraha Md iyo mas’uuliyiin wehelinayey oo kormeer ay ugu kuurgelayaan raadadka ayaxaasi ku tegay deegaanka Geerisa ee gobolka Salal ayaa Shabakada Qurbejoog u sheegay inay soo mareen ilaa todoba…

Read More

Jamhuuriyada Jabuuti oo Cadhadii ay ka qaaday Heshiiskii Somaliland Iyo DPW ugu Deeqday Puntland Taaga Maraakiibta soo Jiida & Dareenka Puntland DAAWO

Jabuuti 22.June 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo intii ka danbaysay Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee Dubai World Port oo ay Jabuuti Colaad guun ah u Qabto ayaa waxaa qalabka Warbaahinta lagu qorayay Sida ay Jabuuti uga Xun tahay Heshiiskaas,Amuurtani Waxay keentay in Dawlada Jabuuti ayaa ku caawiso Maamul Goboleedka Puntland Taaga…

Read More

Qoyska Uu ka soo Jeedo Wariye Mukhtaar nuux , Cuqaasha Gabiley Ayaa Xukumada Itoobiya ka codsaday in Xoriyadiisa Lasoo Celiyo Wiilkooda DAAWO

Gebilay 22.June 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Maalintii Doraad ay Ciidamada Liyuu Boolisku ka Kaxaysteen Magaalada Xuduuda ku taala ee Tog Wajaale Shan Weriye oo qaab Shirqool ah ay ugu Yeedheen markii danbena ay u dhaadhiciyeen dhinaca xarunta dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ee Jigjiga ayaa Waxay Xoriyadoodii u soo celiyeen afar weriye Halka ay la hadheen Weriye…

Read More

Magaalada Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen Gaadiid loo bixiyay “ Hooyo Ha Tahriibin”

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):-Shacabka Soomaliland oo usoo joogay musiibooyin tahriib oo aad u liita ayaa la yimid mid kamid ah talaabooyin muhiim u ah dhallinyaradooda si ay uga horjoogsanayaan inay Tahriibaan. Qorshahan cusub ayaa ah mid waaliddiintu caruurtooda ugu iibinayaan tagaasi (Taxi) ay ku shaqaystaan. Gaadiidkaan durba waxay heleen naanays loo bixiyay oo ah “ Hooyo…

Read More

Marwo Nuura Axmed Waris oo loo Magacaabay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee 11 Gobol oo Waqooyiga Maraykanka ah

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Marwo Nuura Axmed Waris oo ka mid ah qurba-joogga firfircoon ee reer Somaliland, ayaa dhawaan loo magacaabay inay noqoto Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee 11 Gobol oo Waqooyiga Maraykanka ah. Guddoomiyahay xisbiga KULMIYE ee waddamada Mareykanka iyo Canada Mr. Mustafe Cabdi Cartan ayaa u magacaabay Nuura Axmed Waris iyo Injineer Axmed Cabdi…

Read More

Jilaaga Waddanka India ee Salman Khan oo laga dalbaday raalli galin deg deg ah, markii uu ku hadlay hadal ay dhibsadeen malaayiin qof

Delhi 22.June 2016 (SDN/QJ):- Jilaaga caanka ah ee reer India,  Salman Khan ayaa laga dalbaday raalli galin deg deg ah kadib markii uu ku hadlay hadal ay dhibsadeen malaayiin qof. Mar uu hadlayay ayuu yidhi ‘’jadwalka jilitaanka filimadayda ama mashquulka iyo daalka I  haya wuxuu iga dhigaa sidii  gabadh la kufsaday oo kale’’. Waxaa laga…

Read More

Xaqiiqooyin Taariikheed oo Cabsi lahaa Iyo Barnaamijka Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Inkastoo dad badani aaminsan yihiin in is adoonsigii uu ka dhamaaday dunida ayaa hadana dadkii ugu badnaa ee la addoonsado waxa ay noolaayeen xiligan cahdigeenii aynu inagu soo joognay iyadoo tirade dadka la addoonsaday intii aynu enagu noolayn ay ka badan yihiin 27 milion oo qof. https://www.youtube.com/watch?v=lvJV65jFxak&feature=youtu.be

Read More

Fannaanada  Caanka ah ee Xabiiba Cabdilahi Balbalaaf  Maxay ka tidhi Somaliland?

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Fannaanada caanka ah  ee Xabiiba Cabdillaahi Balbalaaf oo socdaal ku joogta  caasimadda Somaliland ee Hargeysa Ayaa dareenkeeda ka muujisay  waxyaabihii ugu yaabka badnaa ama soo jiitay, ee ay ku aragtay Somaliland gaar ahaan magaalada Hargeysa oo ay ku sugnayd dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey.   “kolka hore waxaan salaamayaa dhammaanba shacbiga…

Read More

Baarlamaanka Mareykanka oo diiday Qorshayaal lagu Xakameyn lahaa Hubka la iska iibsado

Washington (QJ/SDN) – Aqalka Sare ee Baarlamaanka Maraykanka, ayaa diiday qorsheyaal lagu xoojin lahaa xakamaynta hubka ay shacabka dalkaas isticmaalaan. Tallaabadan ayaa waxay ka mid ahayd in la hor-istaago in hub laga iibiyo dadka ku jira liiska kooxaha Argagixisada looga shakisan yahay. Aqalka sare ayaa la hor-keenay qorshe ka kooban afar qodob, kaddib markii 49…

Read More

Qoraalka ay Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya kaga Saartay Telefishanka HCTV Satelite-ka Thaicom 5 Iyo Qodobada Meel ka dhaca ku ah Jiritaanka Somaliland Akhri

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Shabakada Qurbejoog ayaa heshay Nuqul ka mid ah qoraalka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya u dirtay Satelite-ka Thaicom 5  ee ay kaga dalbatay in Satalaytkaas laga saaro HCTV. Maamulka dawlad deeganka Somalida Ethopia ayaa waxaa ay warqad dacwad ah oo ka dhan ah telefishanka HCTV u qoreen shirkada Thaicome 5 ee uu…

Read More

Wasirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Heshiiskii Dekedda Berbera

Hargeysa,21,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay safar ay isaga iyo wasiiro kale maanta ku tagayaan dalka Imaaraadka Carabta oo ujeediisu tahay  tagaayo Imaraadka oo ujeedadiisu tahay heshiiska Dekadda. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Sacad Cali Shire oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa…

Read More