WAJAALE: Wariyayaal Reer Somaliland ah oo Laga Qafaashay Daanta Itoobiya

Wajaale,20,6,2016 (QJ/SDN) – 5 suxufi oo ka hawlaga magaalada Gabiley ayaa laga qafaashay magaalada Wajaale qaybta ay Itoobiya maamusho. Sida ay sheegeen suxufiyiin kale. Shantan wariye ayaa waxa xalay looga yeedhay magaalada Wajaale iyada oo loo sheegay in ay soo tabin doonaan Suldaan lagu caleemo saarayo Wajaale. Shantan Wariye oo ka kala shaqeeya HCTV, SLNTV,…

Read More

Milgihii ay Mudnayd Xuska 26 June Maalintii Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Ingiriiska oo Maqaam Hoose Xukuumadu ugu Talo Gashay in lagu Xuso,Iyo Siyaasadaha Mugdiga Gelinaya Qadiyada Somaliland in la Gole Geynayo

Hargeysa, 20.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Fooda inagu soo Haysa Munaasibada 26 June oo ah Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 1960 oo haatan laga Joogo Mudo ku siman 56 Sannadood. Dhanka kale Maalintan oo ahayd dharaartii u horaysay ee Calan ay qaataan dadyawgii Somaliyeed ee shanta ahaa waxay Somaliland Mulki u heshay…

Read More

DAAWO: Suldaan Maxamed Oo Cabasho Ka Muujiyay Warar Lagu Baahiyay Warbaahinta DDSI

Hargeysa,20,6,2016 (QJ/SDN) – Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa cabasho ka muujiyay warar lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, wararkaasi oo lagu sheegay in ganacsadaha wayn ee Ina-Afdiinle uu ku lug lahaa shaqaaqadii iyo xasuuqii ka dhacay deegaanka Jaamac Dubad ee degmada Gaashaamo, iyadoona Suldaanku uu farriin…

Read More

Muxaadiro Gilgishay Quluubta Bah’da Warbaahinta Somaliland oo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun u Jeediyey DAAWO

Hargeysa 20,June 2016 –(SDN/QJ):- Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa muxaadaro gilgishay quluubta Suxufiyiintii kulanka goob-joogga ka ahaa ka jeediyay. Dhammaan Kelmidihii Saddexda maalmood waa kuwan, Daawasho wacan: https://www.youtube.com/watch?v=UPQjzHdwE1Y https://www.youtube.com/watch?v=Dfl5wiuv3KM

Read More

Tirada Dad Looga Shakiyey Ururka Al-Shabaab Oo Lagu Qabtey Xaafadda Boqol Iyo Kontonka Ee Hargeysa, Sida Hawl-galku U Dhacay Iyo Hubka Lagu Qabtay

Hargeysa  20,June 2016 –(SDN/QJ):-  Hawl-gal Ciidammada sida gaarka ah u Tababbaran ee loo yaqaanno RRU-du ka sameeyeen Xaafadda Boqol iyo Kontonka ee Magaalada Hargeysa ayay ku soo qabteen Saddex Qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Dalka Soomaaliya.   Ma Jiro War Rasmiya oo ka soo baxay Ciidammada…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Markii Kowaad Suxufi ku soo eedaysay dacwad ka dhan ah Barta uu ku leeyahay Shabakada Facebook

Hargeysa  20,June 2016 –(SDN/QJ):-Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo, ayaa markii ugu horaysay dacwad noo ceedu ku sucub yahay Suxufiyeenta ka hawlgala gudaha Somaliland ku soo oogtay Wariye Cali Mahdi Jibriil Xassan oo ka tirsan Weriyeyaasha ka hawl-gala Telifeeshanka Bulsho ee gudaha Somaliland ee magaalada Hargeysa. Wariye Cali Mahdi oo warbaahinta ugu waramayey magaalada Hargeysa, ayaa sheegay…

Read More

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Soo Kormeertay Karashar ay Dawlada Hoose ee Hargaysa Wax kaga qabanayso Burburka Wadooyinka DAAWO

Hargeysa 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde “Aamino Waris’’ isla markaana Xubin ka ah Gudida Bilicda Caasimada Hargaysa ayaa Kormeer ku soo martay Karashar ay Dawlada Hoose ee Caasimadu Wax kaga qabanayso Burburka Jidadka Caasimada . https://www.youtube.com/watch?v=fVHc6sHQdOg

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Siyaasadda DF waa mid Dhiirri-gelinaysa Ganacsiga Furan

Muqdisho,20,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud – ayaa maanta Xariga ka jarey Terminal cusub oo loo sameeyey Dekedda Caalamiga ah ee Xamar kaasoo loogu talagaley fududeynta adeegga dekedda. Terminalkaan Cusub oo ah Nooca loo yaqaan “Dry Port” oo ku yaalla Meel ka yara baxsan Dekedda ayaa loo Adeegsan doonaa in la dhigo Dhammaan…

Read More

Xisbiga Waddani oo Degmada Sallaxley Gaadhsiiyey Barnaamijka Bisha Ramadaan ee La Afur Xisbiga Waddani DAAWO

Hargeysa 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Magaalada Hargaysa iyo Qaar ka Mid ah Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka Waxa uu ka Wadaa Barnaamij uu ugu Magac daray la Afur Xisbiga Waddani Waxaana Deegaamada ugu danbeeyay ee uu ka fuliyey ka mid ah Magaalada Sallaxley ee Gobolka Maroodijeex,Isagoo Kaalmo Raashin ah Gaadhsiiya dadka danyarta…

Read More

”Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Duco iyo Habaar Midna Ma Ogola” Kaftanka Siyaasada iyo Weriye Cali Xaraare DAAWO

Minnesota, 20.June 2016 (SDN/QJ):- Ducadiina Dadbaa Lagu Xidhay Oo Ilaa Imika Duco u Xidhan iyo Habaarkiina Waxay Culimada Ka Codsadeen In Laga Daayo. Kolkaa Xaalku Wuxuu Marayaa Duco iyo Habaartoona Uma Baahnin. Hadaba Wariye Ali Harare Muxuu Ka yidhi DUCADA & HABAARKA. Daawo Kaftanka Siyaasada iyo Saxafiga Wayn Cali Xaraare.

Read More

Xukuumadda Oo Lagu Eedeeyay Inay Garan-weyday Inay Cisbitaal Geyso Afhayeenka Dhallinyarada WADDANI Oo Ku Dhex Xanuunsanaya Saldhigga Dhexe Ee Hargeysa

Hargeysa  20,June 2016 –(SDN/QJ):-  Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa mar kale ka hadlay Xadhig Xukuumaddu u geysatay Afhayeenka Garabka Dhallinyarada ee WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme iyo Dhallinyaro kale oo ka soo jeeda Gobolka Saaxil, kuwaasi oo Xadhiggooda loo cuskaday inay si khaldan uga hadleen Heshiiska Maal-gelinta Dekedda Berbera.   Afhayeenka Guud ee Xisbiga WADDANI…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo Agab ciyaareed ku wareejiyey 12 kooxood oo ka dhisan Gobolka Gabiley

Gebilay 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Xisbul-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa qalab ciyaaraha Kubadda Cagta ah ku wareejiyey kooxaha ka qaybgalaya tartanka bisha Ramadaan ee ka socda magaalada Gabiley. Wefti ballaadhan oo isugu jira hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo masuuliyiinta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland oo uu hoggaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga oo tagay magaalada Gabiley…

Read More