Dawladda Somaliya Oo Ku Mashquulsan Sidii Ay Muqdisho U Gayn Lahayd Odayaal Dhaqameed Somaliland Ah

Muqdisho, 16,6,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Somaliya, ayaa abaabulaysa sidii ay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya u gayn lahayd odayaal ay ku sheegtay inay metelayaan odayaasha dhaqanka ee Somaliland, si ay qayb uga noqdaan nidaamka doorasho ee Somaliya ka qabsoomaya dabayaaqada sannadkan. Odayaashan ayaa warar uu Geeska Afrika, helay waxay sheegayaan in loo xilsaaray masuuliyiinta asal…

Read More

Dawladda Ingiriiska Oo Si Taxadar Ka Muuqdo Uga Hadashay Dib U Dhaca Ku Yimid Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliya Ee Turkiga

London, 16,6,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Ingiriiska, ayaa si uu taxadar badani ka muuqdo waxa ay uga hadashay dib u dhaca ku yimid wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee la qorsheeyay inay Turkiga ka qabsoomaan 31 May, kuwaas oo aan ilaa hadda si rasmi ah loo garanayn sababta dib u dhaca keentay. Wasiirka Afrika iyo waddamada…

Read More

Magaalo yar Oo Ku Taalla Dalka Cummaan Oo La Sheegay In Laga Soomo 3-Saacadood iyo Badh

Wekan,16,6,2016 (QJ/SDN) – Warbaahinta caalamka qaarkood ayaa maalmahan baahinayey war sheegaya in Tuulo ku taalla dhinaca koonfur galbeed ee wadanka Cummaan bisha Ramadaan marka la gaadho laga soomo oo kaliya sadex saacadood iyo badh. Waxaa tuuladan oo la yidhaahdo ‘Wakan’ ku nool boqolaal qof, waana meel loo dalxiis tago oo leh beero qurux badan buuro,…

Read More

Baarlamanka Somalia oo wax ka bedelay qodobo ka mid ah dastuurka KMG ah

Muqdisho,16,6,2016 (QJ/SDN) – Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa wax ka badal ku sameeyey qodobbo ka mid ah dastuurka KMG ah ee dalka. Kulankii maanta oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya Mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa Xildhibaanada waxa ay wax ka badal ku…

Read More

Madaxweynaha Killilka Shanaad Ee Itoobiya Oo Ka Hadlay Dhacdadii Gaashaamo Iyo Warbixinta Guddigii Baadhista

Jigjiga, 16,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar (Iley), ayaa ka hadlay dhibaatadii ka dhacay Degmada Gaashamo ee lagu laayey dadka maatida ah, waxaanu sheegay in dagaalkaasi aanu ahayn sida loo sheegay isla markaana aanu dhicin wax xasuuqa ah ama gumaad ah oo ciidankiisu ay geysteen, isaga oo tilmaamay in…

Read More

DAAWO: Israa’iil oo Biyaha ka Goysay Bisha Ramadaan Falastiniyiinta ku Nool Daanta Galbeed

Jenin,15,2016 (QJ/SDN) – Shirkadda Biyaha Isra’iil, ayaa biyihii ka goystay goobaha Daanta Galbeed (West Bank) ee qasabka ay ku haystaan askarta Isra’iil ee ay ku dhaqan yihiin shacabka Falastiin waqti ay ku jiraan bisha barakaysan ee Ramadaan. Goobahan oo boqolaal kun oo Falastiniyiin ah ku nool yihiin ayaan waqtigan haysan biyo ay ku afuraan amma…

Read More

SHARMA’ARKE: Dowladda Mareykanka Waa inay naga Taageertaa Dhismaha Dowladda Cusub

Muqdisho (QJ/SDN) – RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo safar Shaqo u joogo Dalka Mareykanka, ayaa kulan la Qaatay Mas’uuliyiin ka Tirsan  Dowladda Mareykanka oo saaxiib dhaw la ah Soomaaliya. Kulankan, ayaa diiradda lagu saaray sidii lagu Xoojin lahaa Wada-shaqeynta Xukuumadda Soomaaliya kala dhaxeyso Dowladda Mareykanka waxyaabihii laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa…

Read More

Milicsiga ayaamaha Is Guraya Iyo Aragtidii Prof Samatar ee Khilaafkii Xisbiga Kulmiye ee uu Maanta la Jaalka yahay Iyo Qaabkii uu u Naqdiyey Hadaladii Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- “Hadii Xisbiga Kulmiye uu ka Adkaan Waayo in Si Cadaaladi ku Jirto uu u Maamulo dadka doorashada uga qayb galaya Wuu Bariiqan doonaa,Maanta Xisbigii Kulmiye Wado kale ayuu Maray” Siyaasi iyo Aqoon yahan Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Maalintii Shalay loogu Fooladeeyay Magaalada Boorama oo uu ku shaaciyey inuu ku biiray…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Dareen Sas ka Muuqdo kaga Jawaabay ku Soo Biirista Prof Samatar ee Xisbiga Kulmiye Iyo Gudoomiye Biixi oo Iftiimiyey Heshiiska Kulmiye Iyo Prof Samatar SAWIRO/DAAWO

Boorama 15.June 2016 (SDN/QJ):- Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa madal la ilyartu is-qabatay ugu fooladeeyey aqoonyahanka ah caanka ah ee Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo si rasmi ah ugu biiray xisbiga maanta. Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay huteelka cusub ee SAW ee magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, kana qaybgaleen hoggaanka sare ee xisbiga…

Read More

Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Ka Hadlay Goorta iyo Xiliga uu rabo inuu Xisbiyada Jira Midkood ku Biiro iyo Aragtidiisa Dariiqa Cusub ee Prof Samatar Qaaday DAAWO

Boorama 15.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Maaliyadda xukuumaddii UDUB Amb. Xuseen Cali Ducaale (Cawil) Isla markaana ah La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Aqoonsi raadinta iyo Wada hadalada Somaliland Iyo Somalia ayaa Markii Kowaad ka hadlay Goorta uu Qorshaystay inuu Ku Biiro Xisbiyada Qaranka ee Jira  Waxaa kale oo uu Ambassador Cawil ka hadlay aragtidiisa…

Read More

”Ma jiraan dad Shacab ah oo lagu Laayey Deegaanka Gaashaamo, laakiin way dhici Kartaa Dad kooban oo xabad hallow ahi ku Dhacday,Sida wax loo sheegayaana waa been”Madaxweynaha Kililka 5aad Itoobiya DHAGAYSO

Jig Jiga 15.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar ayaa Gebi ahaanba meesha ka saaray in Dad rayid ah Ciidamada Liyuu Boolis ay ku laayeen deegaanka Jaamac Dubad ee Duleedka Degmada Gaashaamo.

Read More

Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Booqday Ceelasha Biyo soo Saarka ee Magaaladaasi Kana Marag Kacay inuu Hoos u dhac ku Yimid Biyihii Boorama DAAWO

Boorama 15.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha ee Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac oo Safar Shaqo ku Jooga Magaalada Boorama ayaa Booqday Ceelasha ay Biyaha ka Cabaan Magaalada Boorama Iyadoo Warar ka soo baxay Magaaladaasi ay Bulshadu kaga Cabanaysay Xaalad Biyo Yaraaneed oo la soo deristay.

Read More

Maxsuulka ka soo Baxay Kulan Laba Geesood ah oo ay Wada Yeesheen Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Iyo Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada Ethiopia

Addis Ababa 15.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirudawlaha Waasarada Arrimaha Dibada Ethiopia Mudane Regase Kefalew ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire maanta, kadib markii uu muddo laba cisho ah booqasho ku joogay.   Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Sa’ad Ali Shire…

Read More

Sidee loo qabtay Madaxweynihii la Deldalay ee Waddanka Ciraaq Sadaam Xuseen Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- Saddaam xuseen waxa uu ahaa Madaxweynihii shanaad ee dalka Ciraaq, isagoo xilkaa qabtay sanadkii 1979-kii ilaa 2003-dii, taasoo noqonaysa muddo aan ka yarayn 24 sanadood, waxase uu ahaa mid dhuumasho ku jiray tan iyo intii ay ciidamadii xulafada Maraykanku gudaha u soo galeen magaalada Baqdaad, illaa ay ku qabteen godkii uu…

Read More