MUQDISHO: Tirada Xildhibaannada Maqaar-saarka Ah Ee Somaliland Laga Siiyey Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Shaaciyey
Muqdisho 14,June,2016 (SDN/QJ): – Iyadoo todobaadyadii u dambeeyay Maamulka Dawlada Federaalka Soomaaliya ku mashquulsanaayeen Saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka cusub ee loo dhisayo Soomaaliya, ayaa waxaa lasoo saaray tirada rasmiga ah ee lagu qaybsanayo Kuraasta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Shirkii madasha Wadatashiga ee maamul goboleedyada Soomaaliya ee todobaadkii hore kusoo dhamaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu…
