Gudoomiyaha Maxkamada Sarre oo Gaashaanka u daruuray Qoraal Dacwadeed Wasiirka Caddaaladu ka Gudbiyay Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa sheegay inaanu lahayn awooda uu ruqsada kaga qaadayo Guddoomiyaha  haayada Xuquuqal Insaanka Madaxa Banaan  Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac. Wasiirka Cadaalada Somaliland Mudane Axmed Cadare ayaa hore u sheegay in ruqsadii iyo shaqadii qareenimo laga joojiyo Garyqaan Guuleed Axmed Jaamac Kadib markii lagu eedeeyay in…

Read More

“Dadkii Dambiga Galay Ee Abkhazia Geeyay Ciyaartoyga Waa Lala Xisaabtamayaa” Agaasimaha Guud Ee Ciyaaraha Oo Sheegay In Wasiirro Ay Faro-geliyeen Ciyaaraha

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha Guud ee wasaaradda  Dhalinyarrada, Ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland, Maxamed Xuseen Axmed, ayaa sheegay in lala xisaabtami doono dadkii sameeyay wax uu ugu yeedhay dambiga ee koox Somaliland ka socotay geeyay Abkhazia oo lagu qabtay tartan ay ka qeyb galeen 12 dal oo ka kala socday dunida aan la aqoonsayn. Agaasimaha…

Read More

Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maamulka Gobolka Togdheer oo Kormeer Ku Tegay Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya oo Ciidamada Liyuu Boolis ku Jeex Jeexeen Calanka Somaliland DAAWO

Burco 12,June 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Qaranka Somaliland oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Togdheer iyo Kuwa Degmada Burco ayaa Kormeer ku Tegay Degmada Balli dhiig ee Xadka ay Wadaagaan Somaliland Iyo Itoobiya. https://www.youtube.com/watch?v=fagoO63lt94

Read More

“Maaha Wax La Aqbali Karo In Nin Magac Dawladeed Isticmaalaya Dadka Reer Somaliland Guryahooda Ku Laayo..” Sheekh Aadan-Siiro oo Ka Hadlay Gumaadkii Gaashaamo DAAWO

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Xasuuqii Ciidammada Kililka Shannaad ee Itoobiya u geysteen Dadkii Maatida ahaa ee ku dhaqnaa deegaanka Jaamac Dubbad ee Degmada Gaashaammo ee Gobolka Jarar. Sheekh Aadan-Siiro waxa uu Xasuuqaasi oo lagu dilay Dad ka badan 40 uu barbar dhigay Dilal ay…

Read More

Dilaagii 10-ka Million Ee Qof, Leopoldkii Labaad Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Markii uu Boqorka ka ahaa dalka Biljamka intii u dhexaysay sanadihii 1885 ilaa 1909 waxa uu mulkigiisa ama hantidiisa ku daray dalka Kongo ka dib markii uu isku deyay oo ku fashilmay talaabooyin kale oo badan oo gumaysi doona.isagoo ugu dambayntii doortay Dalka Kongo oo uu iibsaday dhulkeedii, dadkeediina addoonsaday, iyadoo…

Read More

Dacwadii Dhinacyada Xisbiga Ucid oo loo Mudeeyay in Maanta La Dhagaysto si loo soo afjaro Khilaafkii Xadhkaha Goostay ee Xisbiga kala qaybiyey Iyo Nuxurka Qodobadii labada dhinac ku Heshiiyeen

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):-  Gudida ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa u Mudeeyay in Maanta oo Axad ah taariikhduna tahay inay yeelan doonaan Fadhiga ugu danbeeya ee lagu soo afjari doono khilaafka mudada soo jiitamay ee xisbiga Ucid. Fadhigan oo ay kasoo qayb gali doonaan dhinacyada ay dacwadu u dhaxayso iyo Qareenada uga wakiilka ah dacwada. Khilaafka…

Read More

“Madaxweynaha Somaliland Waxaan Uga Mahad Celinayaa  Go’aankii Geesinimada Ahaa Ee Uu Ka Qaatay Xasilinta Amniga” Wasiiru-dawlaha Nabadaynta Gobollada Bari

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru-dawlaha nabadaynta goballada barriga Jamhuuriyadda  Somaliland, Cabdirashiid  Xuseen Carab ayaa   baaq nabadeed u diray  beelihii shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Dharkayn Geeye ee koonfurta gobolka Sool. Cabdirashiid Xuseen Carab  oo shalay warbaahinta kula hadlay magaaladda Laascaanood oo u joogo xalinta shaqaaqadii ka dhacday deegaanka Dharkayn Geeye ee koonfurta gobalka Sool ayaa…

Read More

Guddoomiyaha Wakiiladda Oo Ka Qeyb-galaya Dood Baarlamaanka Sweden Kaga Doodayo Qaddiyada Somaliland

Stockholm 12,June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa socdaal shaqo ku jooga dalka Sweden oo uu sheegay inuu kaga qeyb galayo dooda Mooshin xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dalkaasi ay  soo curiyeen oo la xidhiidha qaddiyadda  aqoonsiga Somaliland oo lagu wado in la…

Read More

“Wax la Aqbali karo Maaha in Dadaalkii loo Dhammaa ee Ictiraaf-raadinta Somaliland ee Sweden uu Iska Sheegto Guddoomiyaha WADDANI’ Afhayeenka KULMIYE ee Sweden

Stockholm 12,June 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka laanta xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE ku leeyahay dalka Sweden Mr. Xasan Axmed Buluke (Hassan Jamuri), ayaa wax laga xumaado oo xaqiiqda ka fog ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo si gaar ah xisbigiisa u…

Read More

Somaliland: Doorka Haweenka ee Dowladda iyo Doorashooyinka – Warbixin Weriye Saleebaan Kalshaale

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Kaltuun Sh. Xasan oo ah haweenayda qudha ee ku jirta Guddida Doorashooyinka Qaranku, waxay laf-dhabar u tahay  geedi-socodka howlaha Doorashooyinka iyo isku-duubnimada Guddida ay Madiga ku tahay..   Ka muuqashada Haweenka ee Hay’adaha Dastuuriga ahi waxay iib-geyn kartaa Qadiyada Somaliland, waxaanay yarayn kartaa Musuqmaasuqa iyo Maamul-xumada ragaadisa horumarka dawliga ah…  …

Read More

“Jihaadka hadafkiisu waa u quusgooynta gaalada iyo munaafiqiinta isxambaarka ah..” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Dirir oo xalay kelmad ka jeediyey ku saabsan aayado lagu tukanayey salaadii taraawiixda ayaa sheegay in muhiimada jihaadku yahay siduu u baqdin gelin lahaa cadowga islaamka, una soo hawaysan awliyadiisa, sida Ilaahay ayaada qu’raanka inoogu sheegay, waxaanu yidhi, “Jihaadka hadafkiisu waa inuu u quusgooyo gaalada iyo munaafiqiinta isxambaarka ah,…

Read More

Ethiopia and Somaliland delegation sent by fighting armed Gaashaamo

Hargaysa 11.June 2016 (SDN/QJ):- The State Foreign Affairs Minister for the Federal Government of Ethiopia leading a high powered delegation set to visit Somaliland on Saturday. The Ethiopian delegates are due to hold talks with Somaliland government officials over the deadly skirmishes between Liyuu police and Gashamo inhabitants that left many innocent civilians killed. President of…

Read More

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Ka Wada-hadlay Xasuuq Dad Shacab Ah Loogu Geystay Duleedka Degmada Gaashaamo DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 11,June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti heerkiisu sareeyo oo ka socda dawladda federaalka Itoobiya, kana kooban wasiiru-dawlayaal iyo masuuliyiin kale oo dalka booqasho ku yimid Jimcihii. Weftgan ayaa madaxweynuhu waxay ka wada hadleen xidhiidhka labada dal, iyo Arrimo ay ka mid ahaayeen dadkii lagu laayey…

Read More