SAWIRRO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaadhay Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab ee Kenya
Dhadhaab,6,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa mar dhow soo gaadhay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee kuyaala dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku qaabilay wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye, safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jamaal Maxamed Xassan, wasiirka arimaha gudaha ee…
