Mujaahid Axmed Mirre Maxamed oo Saaka Ku Soo Guryo noqonaya Caasimada Somaliland
Hargaysa,5 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka la Filayaa inuu Caasimada hargaysa soo Gaadho Mujaahid Axmed Mire Maxamed oo Mudo dheer deganaa Dalka Ingiriiska. Caasimada dalka ee Hargaysa ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq Xoogan oo Muxaafid iyo Mucaaridba ay ku soo dhaweynayaan ku soo Guryo Noqoshada Mujaahidka ee Dalkiisa Hooyo. Xukuumada ayaa ilaa Xalay waday dhaqdhaqaaq ay…
