Booliska Somalia oo Markii Ugu Horeysay Xabsiga dhigay Askar ka tirsan Ciidamada AMISOM

Muqdisho,5,6,2016 (QJ/SDN) – Booliska dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay maanta Shan Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM iyo 10 ruux oo Soomaali ah kuwaasoo iibinayay qalab ciidanka AMISOM ay leeyihiin. Askarta iyo dadka ayaa ciidamada amaanka Soomaaliya waxay ka qabteen Garaash ku yaala Wakaaladii Biyaha ee aga’gaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka Booliska…

Read More

SAWIRRO: Munaasabada Xadhig-kajarka Garoonka Caalamiga ah Ee Qabridahar

Qabri-daharre,5,6,2016 (QJ/SDN) – Munaasabad si heer qaran, heer deegaan, heer gobol iyo heer maamul magaalo ah  loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jarayay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee qabridahar ayaa kadhacday isla qabridahar gaar ahaan gagida diyaaradaha cusub ee magaalada qabridahar iyadoo waftigii heer federaal  ee kaqaybgalayay munaasabadan oo uu hogaaminayo Dr. Debretsion Gebremichael oo…

Read More

Turkiga Oo Ansixiyey Heshiis Ah Iskaashi Milateri Oo Uu La Yeelanayo Dawladda Somalia

Muqdisho,5,6,2016 (QJ/SDN) – Wargeyska rasmiga ah ee dawladda Turkiga ayaa salaasadii toddobaadkii hore oo ah maalmo yar ka hor imaanshiyaha uu Erdogan ku yimid Muqdisho waxa ay faafisay heshiis iskaashi oo dhinaca qalabka difaaca iyo saanadda milateriga ah oo ay horraantii sannadkii 2015kii kala saxeexdeen dawladaha Turkiga iyo Soomaaliya, laakiin hadda uun uu ansixiyey dalka…

Read More

Maxamed Cali Kalaay: Horyaalkii Feedhka Iyo Haldoorkii Muslimiinta Maraykan

Maxamed Cali Kalaay: Horyaalkii Feedhka Iyo Haldoorkii Muslimiinta Maraykan , W/Q: Kamaal A. Cali [Qaybtii koowaad] Washington (GM) – Waxaa arooryadii hore ee sabtidii shalay 3da Juun dalka Maraykanka ku geeriyooday Alle ha u naxariisto ee faadhyahankii caalamiga ahaa ee Maxamed Cali Kalaay, kadib markii uu sii wadi kari waayey neefsiga, xaalad ka dhalatay cudurka…

Read More

Ismaaciil Buubaa Oo Dhaliilay Qaabka Dhinacyada Dawladda Qaarkood U Dhigaan Doodda Sharci Ee Qadiyadda Somaliland

Hargeysa,5,6,2016 (QJ/SDN) – Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamed Hurre Buuba ayaa qoraal uu soo geliyey barta uu ku leeyahay barkulanka bulshada ee Twitter ka waxa uu ku sheegay in qaabka ay qaar ka mid ah madaxda sare ee Somaliland u dhigaan ka warramidda qadiyadda Somaliland ay tahay khatarta ugu weyn ee caqabad ku noqon…

Read More

SAWIRRO: Shacabka Soomaaliyeed oo Diyaar-garow ugu jira Bisha Barakeysan ee Ramadaan

Muqdisho,5,6,2016  (QJ/SDN) – Ganacsiyo fara badan ayaa xilligaan Magaalada Muqdisho soo buux-dhaafiyay, kuwaasoo qayb ka ah u diyaar-garowga ay Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah isugu diyaarinayaan bisha Barakeysan ee Ramadaan. Inta badan goobaha ganacisga ayaa furan saacado ka badan intii ay furnaan jireen, iyadoo shacab badan ay ka iibsanayaan alaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com Ma I baraysaa Sida Wax loo Saxeexo? {DHAGAYSO}

Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

‘’Waan Baahanahay looma Bahalo Cuno,Hadii arrinkaas Maanta la Ilduufo wuxuu saamayn ku yeelanayaa Mustaqbalka Ubadkeena,Deked la sameeyaana Macno Yeelan Mayso’’ Axmed Yuusuf Yaasiin DAAWO

Hargaysa,5 June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa Markii Kowaad ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Heshiiskii Xukuumadu la gashay Shirkada DPW ee Maalgelinta Dekeda Magaalada Berbera.

Read More

Xil. Siciid Cilmi Rooble Iyo Axmed Wayso Cadde oo Su’aalo iyo Dhaliilo Is Barkan ku Karbaashay Wasiir Sacad Cali Shire Iyo Faysal Cali Waraabe

Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Xildhibaan Axmed Xasan Aadan (Axmed Waysacadde) oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo laga soo doorto Gobolka Saaxil ayaa dood iyo su’aalo kulul ku karbaashay Xubno ka socday Xukuumadda Somaliland, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyada oo ay goob joog ahaayeen qaar…

Read More

Daily Nation “Horumarinta Dekedda Berbera Ee DP World Waxay Xoojinaysaa Doorka Somaliland Ee Gobolka Geeska Afrika”

Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya, ayaa wax ka qoray heshiiska lagu horumarinayo dekadda Berbera ee ay wada galeen dawladda Somaliland iyo shirkadda DP World,waxaanu  sheegay  in dekedda Berbera oo ku taalla bogcad istaraataji ah ay kaalin weyn ka qaadan doonto ganacsiga gobolka.   Warkan wargeysku waxa uu…

Read More

Taariikhda Feedhyahankii Muslimka Ahaa ee Dunnida Soo Maray Qarnigii Tegay Marxuun Maxamed Cali Kalaay DHAGAYSO

Washington 05.June 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Cali Kalaay oo ahaa feedhyahankii dunida ugu caansana ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Phoenix ee gobolka Arizona. Waa feedhyahan caan ah oo u dhashay dalka maraykan,Maxamed Cali oo dadka soomaaliyeed u yaqaanaan magaca “Maxamed Cali Kalaay” ayaa taariiikhdu markay aheyd 17.January 1942 ku dhashay magaalada Louisville ee gobolka…

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Tacliinta Sare ee Somaliland oo Khudbad ka Jeediyey Shirweynaha Wasiirada Waxbarashada ee Qaarada Africa oo Addis ababa ka furmay

Addis ababa 05.June 2016 (SDN/QJ):- “Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo kaalmo dhaqaale ka helaysa dawladda Maraykanka qaybteeda horumarinta caalamiga ah ee USAID, iyada oo loo marayo iskaashiga caalamiga ee GPE, ayaa waxaanu furnay dalab lagu dhisayo machadka tabobarka macallimiinta heer qaran” sidan waxa sheegay Wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Yuusuf Cismaan Garas…

Read More

Magaalada Dubai oo uu ka Furmay Wejigii labaad ee Heshiiska Somaliland Iyo Shirkada DPW Iyo Safiir Baashe Cawil oo Sharaxay Kaalinta Imaaraadku ka qaato Wax la qabashada Somaliland DAAWO

Dubai,5 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Isu Taga Imaaraadka ka Furmay Shalay oo Sabti ahayd Wejigii labaad ee Wada hadalka u dhexeeya Somaliland iyo Imaaraadka ee Ku wajahnaa dhamaystirka Heshiiska dhex maray Somaliland iyo Shirkada Dubai World Port ee Maalgelinta ku samayn doonta Dekeda Magaalada Berbera. Safiirka Somaliland ee Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta Baashe…

Read More

Weriye Rayhan Demytrie Oo Fallan-qeeyay Tartanka Abkhazia Ee Dalalka Aan La Aqoonsanayn Oo Somaliland Ku Jirto

Abkhazia 05.June 2016 (SDN/QJ):- Abkhazia oo adduunku u yaqaanno inay ka mid tahay Georgia, ayaa marti-gelisay tartankii ugu weynaa ee ciyaareed ee ay waligeed lagu qabto dhulkeeda oo ah koobka adduunka ee dalalka aan la aqoonsanayn,”ayaa lagu yidhi warbixin uu qoray weriye Rayhan Demytrie oo ka tirsan   laanta Ingiriisida ee idaacadda BBC-da oo shalay lagu…

Read More

Xog Hor leh:Maxaad Kala Socotaa Ujeedada Erdogan Ugu Duuley Muqdisho?

Muqdisho 05,June 2016 (SDN/QJ):- Dhawaan ayey ahayd markii dawladda Ugandha, gaar ahaan taliskeeda ciidanku (UPDF) iclaamiyeen in ay dib u fiirinayaan sii waddida hawl-galka Military ee Soomaaliya. Arrintani waxa ay ka dambeysay markii Midawga Yurub (EU) oo gabi ahaanba bixiya lacagta AMISOM ay shaaciyeen in ay 20% jarayaan dhaqaalihii ku baxayey nabad sameynta Soomaaliya (Peace…

Read More