Beeralayda iyo Dadka ka ag dhow Wabiyada Mara Soomaaliya oo bilaabay Qaxitaan DHAGAYSO
Shabeelaha dhexe 11,May 2016 (SDN/QJ):- Dadka beeralayda ah ee ka faa’iidaysan jiray biyaha Wabiga ee gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ayaa bilaabay inay isaga cararaan beerahooda iyo dhulka joogiisu hooseeyo kadib markii fatahaadii ugu horaysa wabigu uu gaystay xiligan. Madaxda dawlada federalka Soomaaliya gaar ahaana waaxda ka horta abaaraha iyo masiibooyinka dabiiciga ah ayaa…
