DHAGEYSO: Guddoomiyaha Guddida Wadada-Cad Cali Sanyare Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Qurbejoogta Degmada Sallaxley + Sawirro

Hargeysa, 8,5,2016 (QJ/SDN) – Guddomiyaha guddidada wadada-cad ee Hargeysa illaa ina-Guuxaa  Cali Ibraahim Maxamed [Sanyare] ayaa maanta magaalada Hargeysa hadhimo sharafeed ugu sameeyay qaar ka mid ah qurbejoogta degmada Sallaxley, isagoona Cali Sanyare uga warbixinyay socdaal uu dhawaan ku tagay qaar ka mid ah waddamada qaaradda America oo uu ka doonay qaadhaankii lagu dhameystiri lahaa…

Read More

Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Ka Digay Halista Tahriibka, Baaqna U Diray Guurtida Iyo Xukuumadda Somaliland

Hargaysa 08.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waraabe) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay halista Tahriibku leeyahay, isla-markaana Xukuumadda ku dhiirigaliyey in magaalo kasta laga soo qabto dadka ku shaqaysta Tahriibinta dhalinyarada, waxaanu Shir-guddoonka Golaha Guurtida ugu baaqay inuu wufuud wacyigalisa u kala diro magaalooyinka dalka. Xaaji Cabdi Waraabe…

Read More

Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Diiday Xeerka Qandaraasyada Qaranka

Hargeysa, 8,5,2016 (QJ/SDN – Golaha wakiilada Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday xeerka qandaraasyada qaranka oo ay xukuumadda Somaliland u soo gudbisay. Fadhigii shalay ee golaha wakiilada oo uu shirguddoominayay guddoomiye-xigeen Baashe Maxamed Faarax, ayaa waxa ka soo qayb galay 45 mudane, waxaana xeerkaas diiday 33 xildhibaan, halka ay 7 xildhibaan ogolaadeen, 4 xildhibaana ka…

Read More

SAWIRRO: Jabuuti Oo Hoos U Dhigtay Meeqaamkii Somaliland iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo La Dhex fadhiisiyay Madaxda Muumullada

Jabuuti, 8,5,2016 (QJ/SDN) – Caasimada Jabuuti   ayaa waxaa maanta lagu qabtey xaflad lagu caleemo saraayo madaxweynaha dalkaasi markii afraad loo doortey ee Ismaciil Cumar Geelle. Hadaba xafladaas ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotey beesha caalamka iyo Africa oo uu ka mid yahay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo waxaana ay dawlada jabuuti ay hoos u …

Read More

SAWIRRO: Munaasabadda Caleemo-saarka Madaxweyne Geelle oo Maanta Ka dhaceysa Dalka Jabuuti

Jabuuti, 8,5,2016 (QJ/SDN) – Magaaladda Jabuuti ee Caasimada Jamuuriyadda Jabuuti waxaa gaaray Madax dhowr ah oo ka qeyb galayo caleemo saarka iyo dhaarinta Ismaaciil Cumar Geelle oo mar kale ku guuleystay Madaxtinimada wadanka Jabuuti. Waxaa Jabuuti maanta ka dhici doonto xafaladda caleemo saarka madaxweynaha Jambuuti iyadda oo ay madasha wali ku sii socdaan masuuliyiin lagu…

Read More

“Cashuurta Waa in la Joojiyaa Mudaharaad aan kala Go’o lahayn waa in la Sameeyaa,Siilaanyo-na Waa Fulay” Mujaahid Ibraahin Dhego weyne DAAWO

Hargaysa 08.May 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Ibraahin C.laahi Xuseen “Dhego weyne” ayaa Weerar adag ku qaaday Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo isagoo Bulshada Somaliland ugu baaqay inay Joojiyaan Bixinta Cashuuraha Iyo samaynta mudaharaad aan kala go’o lahayn. Mujaahid Dhego weyne ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu yahay fulay isla markaana magaciisa lagu shaqaysanayo. https://www.youtube.com/watch?v=HZqKsXTOy_M

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo si adag uga hadlay Cid kastoo Tashuush ku furtay Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha ee Gobolka Maroodijeex DAAWO

Gebilay 08.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa si rasmi ah u furay Bandhig dhaqameed Mudo Todoba Cisho ah ka Socon doona Jaamacada Timcade ee Magaalada Gebilay. Wasiir Caddaani ayaa ka hadlay Qodobo ay ka Mid Yihiin Gaabiskii ku Yimid Diiwaangelinta Gobolka Maroodijeex isagoo eedayn ba’an dusha u…

Read More

Hogaanka Dhaqanka ee Beelaha Subeer Awal oo Xukuumadda Siilaanyo ugu Baaqay inay Xoriyadooda u soo Celiso Salaadiin iyo Xubno kale oo Xukun ku dhacay DAAWO

Hargaysa 08.May 2016 (SDN/QJ):- Madhax-dhaqmeed uu hogaaminayo Suldaanka guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi ayaa Hargeysa kaga dhawaaqay in xukuumadda Somaliland ay si shuruudla’aan ah xoriyadoodi ugu soo celiso Suldaan Mawliid Sabayse,Suldaan Ibraahim Sulub, wiilal dhalinyaro ah iyo laba gabdhood kuwaasoo dhawrki bilood ee u dambeeyey laga soo xidh xidhay labada gobol ee…

Read More

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada ee Dawladii Rayaale Cabdilaahi M.Ducaalle Oo Sheegay Inay Somaliland Iyo Soomaaliya Kala Bixi Karaan Haddii Ay Cid Kala Jihaysa Helaan DAAWO

Hargaysa 08.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Ducaalle, ayaa sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala bixi karaan haddii ay helaan cid kala saarta oo aanay saaxadda ay ku wada hadlayaan noqon meel ay iyaga oo kaliyi ku murmaan. Cabdilaahi Maxamed Ducaalle waxa uu ahaa Wasiirkii ugu mudada dheeraa ee…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Golayaasha Sharci Dejinta u soo Jeediyey dib u eegis lagu sameeyo go’aankii hore dawlada loogu fasaxay Wada hadalada Somaliland iyo Somalia

Hargaysa 08.May 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani, ayaa goleyaasha sharci dejinta u soo jeediyey in dib u eegaan go’aankii hore ay ugu fasexeen xukuumadda in lala hadlo Somalia, waxaanay ku eedeeyeen xukuumadda in ay major habaabisay wada hadalladaasi oo aanay illaa hadda umadda u sheegin natiijo rasmi ah.   Xoghayah guud ee Xisbiga…

Read More

Gudoomiyaha gobolka Mudug oo ka hadlay Dilka Marxuum Cumar Dheere & Hawl Galo Amaanka lagu Xaqiijinayo oo Gaalkacayo ka socda DHAGAYSO

Gaalkacyo 08.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Mudug Xassan Maxamed Khaliif ayaa ka hadlay dilka marxuum Cumar Maxamed Cabule Cumar dheere oo salaadii maqrib ee Xalay kooxo hubaysan ay ku dileen magaalada Gaalkacyo.   Gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa tacsi u diray dhaaman eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Cumar Maxamed Cabdule.   Xassan Maxamed Khaliif…

Read More

Baarlamaanka Soomaaliya oo Gudi gaar ah u saaray Heshiiskii maamul goboleedyada iyo Dowlada dhexe DHAGAYSO

Muqdisho 08.May 2016 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gudi gaar ah u saaray Heshiiskii Dhawaan magaalada Muqdisho ay ku gaareen Maamul Goboleedyada Dalka iyo Dowlada dhexe Soomaaliya.   Heshiiskii ay wadagaareen maamul gobaleedyada Dalka iyo dowlada faradaraalka ayaa waxaa la  horgeysay Baarlamaanka si ay u  Ansixiyaan heshiiskii Muqdisho.   Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa inta badan heshiisyada…

Read More

Ururka ISIS oo ku xoogaysanaysa Puntland iyo dawladda oo lagu dhaliilay inay wali yaraysanayo kooxdaasi

Garowe 08.May 2016 (SDN/QJ):- Warar hor leh ayaa sheegaya in kooxda la baxday Kooxda Dawladda Islaamiga dadka qaarna u yaqaanaan Daacish ay kusii xidi daysanayso dhaqaale ahaan iyo awood ahaan gudaha dalka Soomaaliya Dhanka Puntland oo horay loo sheegay in tiro yar oo gaaraysa 20 dagaallame ay daacish ka joogeen Puntland ayaa hadda la sheegayaa…

Read More

Itoobiya oo Laga Xusay Sanadguuradii 75-aad ee Maalintii Guushii Geesiyaasha

Addis Ababa 08.May 2016 (SDN/QJ):- Dalka Itoobiya waxaa dhamaadkii Todobaadkan laga xusay oo looga dabaaldegay maalinta loo qoondeeyey geesiyaasha muruq-maalka ahaa ee dagaalka ula badheedhay gumaystahii Talyaaniga , taasoo ay ka soo wareegtay muddo 75 sanadood ah. Iyadoo uu jiray damacii uu ku doonayey in uu ku gumaysto dalka Itoobiya oo ahaa wadanka keliya ee…

Read More

Shil Naxdin leh: 7 Qof oo Ku Geeriyooday Duleedka Burco iyo Wiil Yar oo 7 Bilood Jira oo ka Badbaaday

Burco 07.May 2016 (SDN/QJ):-Alle ha u Naxariistee Todoba qof ayaa ku Geeriyooday halka ilmo yar oo 7 Bilood Jiraana uu ku dhaawacmay  Shil baabuur oo Goor Gaaban oo Galabta ah ka dhacay Deegaanka Qoyta ee Waqooyiga Magaalaada Burco. Sida uu Shabakada Qurbejoog u Xaqiijiyey Weriye Siciid Salebaan Nuur oo ku Sugan Magaalada Burco Wuxuu Shilkani ka dhashay…

Read More