Dawlada Soomaaliya oo Hub Kenya Laga Soo Qaaday Dib ugu Celisay Dawlada Kenya
Nairobi, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada Soomaaliya ee Somali National Army (SNA) ayaa shalay yeeshay shir looga hadlayay ammaanka kaasoo ay la qaateen koox dawlada Kenya u qaabilsan arimaha ammaanka. Waxaa sidoo kale ciidanka Soomaaliya ee SNA uu ku wareejiyay hub laga helay Balad Xaawo Talaadadii kaasoo markii hore laga soo xaday ama laga soo dhacay…
