Sacuudiga iyo Masar oo Heshiis ka Gaadhay Dhisida Buundo Isku Xidhi Doonta Qaaradaha Afrika iyo Asia

Riyadh,11,4,2016 (QJ/SDN) – Boqor Salmaan Bin Cabdul Caziiz-ka Sucuudiga ayaa sheegay inay heshiis wada gaadheen wadanka Masar iyo Sacuudiga kaasoo ku saabsan dhisida buundo kormarta Badda Cas oo si toos ah isugu xidheysa labada dal. Boqortooyada ayaa arrintaan uga dhawaaqday telefishinka kadib kulankii madaxweynaha Masar, Cabdal Fataax el-Sisi iyo boqor Salmaan ka hor heshiiskii labada…

Read More

SAMATAR: ‘’Dadka Reer Somalilandna Markaad La Sheekaysato Qaar badan baa Ku Odhanaya 18-ka MAY reer baa iska leh’’

Hargeysa, 11,4,2016 (QJ/SDN) – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ku baaqay in qaab kale loo dhigo xusaska iyo dabaal degyada maalmaha qaran ee ay shacbiweynaha Somaliland sanad kasta ku muuneeyaan qarannimadooda sida xuska maalinta la soo noqoshada madax banaannidii luntay lixdankii ee 18-ka May. Axmed Ismaaciil Samatar waxaa sidoo kale uu dhaliillay  sawirka iyo hummaaga…

Read More

Somalia’s al-Shabab journalist Hassan Hanafi is executed

Mugadishu (QJ/SDN) – A Somali journalist who helped al-Shabab kill five fellow reporters has been executed by firing squad. Hassan Hanafi, once a respected broadcaster, was sentenced to death last month by a military court in the capital, Mogadishu. He assisted the Islamist militant group by identifying possible targets amongst journalists between 2007 and 2011….

Read More

Daawo:- Arday Reer Somaliland Ah Oo Ka Qayb-galaysa Tartan Caalami Oo Ka Dhacaaya Dalka Qatar

Hargeysa (QJ/SDN) – Afar arday oo reer Somaliland ayaa ka kicitimay magaalada Hargeysa iyagoona gaadhay waddanka Qatar magaalada Dooxa, waxaana ardaydani ay ka qayb-gali doonaan Tartan [Dood] aqooneed heer caalami ah oo ay ka qayb-galayaan waddamada jaamacadda Carabta. Ardayda reer Somaliland eek a qayb-galaysa tartankani ayaa waxa hoggaaminaya maamulaha dugisyada Blooming Cali Axmed Maygaag isla…

Read More

Daawo:- Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia oo Dil Toogasho ah ku Fulisay Xasan Xanafi

Muqdisho,11,4,2016 (QJ/SDN) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia, ayaa goor-dhow oo maanta ah xukun dil toogasho ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo laba jeer oo isku xiGta lagu riday xukun dil ah. Xasan Xanafi oo ciidanka nabad-sugidda Somalia loosoo gacan-geliyay dhamaadkii 2014-kii, ayaa makamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka Sida – waxay…

Read More

Wasiirkii hore ee Caddaaladda Mudane Xuseen Axmed Caydiid Oo Sharaxay Hadimooyin Uu Ku Eedeeyay Gudoomiye Muuse Biixi,Soona Bandhigay Qodobo uu Gudoomiyuhu Baalmaray DAAWO

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Af-hayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE, ayaa hadal kooxeed ku tilmaamay go’aan ka soo baxay Guddida fulinta xisbigaas oo lagu sheegay in xilkii iyo xubinimadii KULMIYE-ba laga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenadii 2-aad iyo 3-aad Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo iyo Cabdiraxmaan Talyanle. Afhayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sharaxaad…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Markii Kowaad ka hadlay Ku Lug lahaanshaha Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex Aloosan iyo Buug Shaki ka dhex dhaliyey Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa iska difaacay eedamo xubno ka mid ah masuuliyiin ka tirsan xisbiga UCID ku xidhiidhiyeen khilaafka xisbigooda kala qaybiyey. Afhayeenka xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magaalada Hargeysa waxa uu sheegay…

Read More

Saraakiisha Maleeshiyaadka Khaatumo Oo Ka Hor-yimid Dagaal Ka Dhan Ah Ciidammada Qaranka Somaliland Oo Cali Khaliif Galaydh Kaga Dhawaaqay Buuhoodle

“Cidda iclaamisay Dagaalka Waxaanu Aragnaa Cid Fidmo Ugu Yeedhaysa Deegaan Aanay Masuul Ka Ahayn Ee Hala Tago Dagaalka (Cali Khaliif) Goobta…” Korneyl Afweyne Buuhoodle, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Hoggaamiyaha Kooxda Nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Shir-jaraa’id oo uu Doraad ku qabtay Magaalada Buuhoodle ku iclaamiyey Dagaal ka dhan ah…

Read More

“Makarafoonnada waxa furtay Gaalo soo amartay Dawladda Somaliland, Aniguna Shaahid baan haystaa…” Sheekh Aadan-Sunne

Hargeysa 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan-Sunne) oo ka mid ah Culimada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Tallaabo Ciidammada Ammaanku laba Toddobaad ka hor Magaalada Hargeysa kaga ururriyeen Sameecado waaweyn oo ku xidhnaa meelo ka mid ah Badhtamaha Suuqa Hargeysa isla-markaana lagu baahin jiray Muxaadarooyin Diiniya, kuwaasi oo Dad badan…

Read More

Dugsiyadda Waxbarasho ee Gaarka loo Leeyahay ee Ka Jira Magaaladda Hargaysa oo Ku Tartamaya Midkoodii ugu Lacag bata ee Hawsha Gurmadka Abaaraha DAAWO

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Qaar ka Mid ah Dugsiyada Waxbarasho ee ka Jira Caasimada Somaliland ee Haragysa ayaa jawaab ka bixiyey dalab uu dhawaan u Gudbiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Mudane Mudane C.laahi Ibraahin Habane “C.laahi Dheere” oo ka Codsaday in Bah’da Waxbarasho ee Dalku ay Kaalintooda ka qaataan Gurmadka dhaqaalaha loogu talo…

Read More

(DAAWO) Leicester oo Urisey Horyaalka (Premier League) Markii Aay Ku Dur-durisey Sunderland.(Jaahuur)

London-Apr-10-2016 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku laacayna horyaalka Ingiriiska oo kooxihii tunka weynaa oo rajo beeshey. Haddaba naadiga Leicester oo bahweynta ciyaaraha jecel maabkaba ugu jirin inay kaalimaha hore timaado ayaaba sanka u saran iney ku guuleysato horyaalka. Leicester waxay ku hogaamineysaa horyaala 72-tan dhibcood waxaana sanka ku haysa Tottenham oo leh 65…

Read More

Dhacdo Naxdin Leh:Dablay hubaysan oo rasaas ku dishay nin ganacsade ah kadib markii ay saacado badan dhex baacsadeen suuqa isha boorama ee hargeysa

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Dablay hubaysan ayaa habeen Hore fiidkii toogasho ku dishay Alle Ha unaxariistee Cabdi Daahir (Muslim) oo ka mid ahaa ganacsatada reer Somaliland,waxaana galinkii dambe Marxuunka lagu Aasay Magaalada Hargeysa,iyadoo nin ka mid dablaydii Marxuumka dishay lagu hayo Xarunta Baadhista Dambiyadda ee C.I.D-da Hargeysa. Warar Madax Banaan oo xalay Wargeyska Foore…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Cisbitaal Cusub oo Dhimirka ah oo laga Hirgaliyey Gebilay DAAWO

Gebilay, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo ay Weheliyaan Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Xadhiga ka Jaray Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Gebilay. Khudbada Wasiirka oo Dhamaystiran Halkan ka Daawo https://www.youtube.com/watch?v=Yw-1-6uDnZA

Read More

Buundo muhiimka ah oo ku taala jidka isku xidha wajaale iyo kalabaydh oo laba cisho go’an iyo dhibta haysta Gaadiidka Buundadaasi isticmaala

Wajaale, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Iyada oo hadda uun roobkii cirku Somaliland ka hooray ayaa waxa durba roob mahiigaan ah oo ka da’ay deegaamo ka tirsan Gobolka Gabiley iyo Awdal ay khasaare maal iyo mood lehba u gaysteen dadka Deegaanka,waxa sidoo kale Mudo laba cisho ahba go’an Buundo mihiim ah oo isku xidha Magaalooyinka Wajaale…

Read More