Somaliland”Nama Khuseeyo Shirka Muqdisho Somalia uga Qabsoomay” Bayaanka Xukuumada Somaliland DAAWO
Hargaysa 13.April 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa ka soo horjeestey go’aamadii ka soo baxay shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Qaran ee Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo ka hadlaya Xildhibaanada u dhashey Somaliland sida loo soo xulayo. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Caddaani oo saxaafadda kula hadley xarunta wasaaradad Warfaafinta Somaliland,ayaa sheegay inaanay khusayn arimaha lagaga…
