“Madaxwayne; Yaan Lagaa Waayin” Qoraal dhinacyo badan leh oo Cali Guray qoray
Hargaysa 10.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha JSl hadal waxa ugu dambeeyay ” waxa iga go’an in aan dalka ka qabto doorasho xor ah oo xalaal ah”. Marka hore waxan leeyahay ha samaato oo ha la helo. Marka xiga Madaxwaynaha waxa ehel u ah cid kasta oo ku taageersan kuna hawlan sidii ay dalka uga suurtogeli lahayd…
