SSC-Khaatumo oo lagu eedeeyay weearar Shacab
Oog November 10, 2023 (QJ) -Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku eedeeyay inay weerar ku soo qaadeen degmooyin ka tirsan gobolka Sool, kadib dagaal ka dhacay deegaanka Buqdhaarkey ee gobolka Sool. Baraha bulshada ayaa lagu arkayaa sawirada askar iyo saraakiil laga qabtay ciidamada Somaliland ee ku lug lahaa colaada, kuwaasoo maamulka Khaatumo uu ku andacoonayo in lagu…
