Xasan Nasralah oo ka hadlay dagaalka Qasa
Beirut November 05, 2023 (QJ) -Hoggaamiyaha kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan, Nasrallah, ayaa markii ugu horreysay Jimcihii ka hadlay colaadda Gaza. Nasrallah ayaa sheegay in ay u aargudi doonaan dadkii ku dhintay iska horimaadyada ka dhacay xadka koonfureed ee Lubnaan. Hogaamiyaha Xisbullah ayaa sheegay in ay diyaariyeen ciidamadooda, waxa uu sheegay in aysan joojin doonin…
