Ciidamada Difaaca Puntland ayaa Gobolka Bari ku qabtay Labo ka mid ah Maleeshiyada Daacish
Bosaaso (SD) – Ciidamada difaaca Puntland ee fariisinka ku leh deegaanka Kalabayr ee gobolka Bari ayaa xalay gacanta ku dhigay labo xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish oo lagu burburiyay howlgalkii Almiskaad. Saraakiisha Howlgalka Almiskaad ayaa xaqiijiyay in labada nin ee Ajaanibta ah laga soo qabtay Buuraha ku dhow Kalabayr, halkaasi oo ay ku dhuumaaleysanayeen….
