Xaaska Hogaamiyaha Daacish oo Aamusnaan ka Baxday Wareysi Naadir ah oo ku saabsan Ninkii Maqan
LONDON (QJ) – Xaalad layaab leh, xaaska hogaamiyaha ISIS ee hadda jooga Soomaaliya, Abdulqadir Mumin, ayaa markii ugu horreysay si cad uga hadashay meesha uu ninkeeda ku sugan yahay iyo xiriirkooda qoys ee la jaray, sida lagu sheegay warbixin ay qortay Daily Mail oo ka soo baxda UK. Muna Abdule, oo ku nool Boqortooyada Ingiriiska,…
