Rabshado dadku dhinteen oo maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo Xaalada oo wali kacsan SAWIRRO
Bosaaso — Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaasi ka dhaceen rabashdo dad ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii ay isku dhaceen dad banaanbax dhigayay iyo Ciidamada amaanka Puntiland. Magaalada Boosaaso ayaa saakay waxaa ka bilowday banaanbax rabshado watay ay dhigayeen dad ku dhaqan magaaladaasi oo…
