Despite abuses, Saudi Arabia aims to recruit 15000 Somali maids

Ethiopian immigrants returning from Saudi Arabia arrive at Bole International Airport in Addis Ababa MOGADISHU– In Saudi Arabia, employers have a history of abusing foreign domestic workers lured by the promise of well-paid jobs in what former workers described as an exploitation of desperate Africans facing grim choices. New cases of abuses against Somali domestic…

Read More

Shirkadaha Laydhka u fidiya Caasimadda Hargaysa oo Ku dhawaaqay Qiimo ka duwan kii Hore {DHAGAYSO}

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Kadib Markii uu Caalamka Hoos u dhac ku Yimid Qiimaha Shiidaalka ayaa Shirkadaha Magaaladda Hargaysa u fidiya adeega Korontadu Waxay Xalay ku dhawaaqeen Qiimo ka jaban kii ay hore uga qaadi jireen Macaamiishooda. Kulan ay isugu Yimaadeen Shirkadaha adeega Korontada ee hargaysa Iyo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayay ku…

Read More

Xukuumadda Ingiriiska oo shaaca ka qaaday Xaddiga Dhaqaalaha ay ku bixiyeen Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha iyo kormeerayaal ula socda qaabka loo hirgelinayo

London 31 January, 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday xadiga dhaqaalaha ay ku bixiyeen hirgelinta diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha Somaliland, isla markaana kormeerida hanaanka diiwaangelinta dusha kala socdaan. Jawaabta xukuumada Ingiriiska oo uu bixiyey Mr. James Duddridge, wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibedda iyo wadamadda Barwaaqo-sooranka ayuu ku sheegay in xukuumadiisu oo kaashanaysa dalka Denmark iyo ururka Midowga…

Read More

“Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Xilka Taliye Cabdilahi Fadal Iiman Ha ku wareejiso Nin Caddaalada Yaqaan”Sheekh Carab Iyo Jawaabta Booliska DAAWO

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab Oo dhawaan dablay hubaysan rasaas kuw weerareen isaga iyo qoyskiisa ayaa xukumada Madaxwayne Siilaanyo ku Tilmaamay mid aan Cadaaladda Waxba ka aqoon,Waxaanu Madaxweynaha u soo Jeediyey inuu Xilka Taliyaha Ciidanka Booliska ee uu hayo Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ku Wareejiyo Qof yaqaana Caddaaladda,Madaama Sida…

Read More

Cornayl Yuusuf Tuke oo lagu Maxkamadayn doono Xasuuqii uu Gaystay Somaliland Gaar ahaan Deegaanka Gebilay DAAWO

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Cornel Yuusuf Cabdi Cali (TUKE) oo ka tirsanaa Ciidamada xooga Soomaaliyeed, isla markaana haystay Ciidamadii Gabiley ayaa waxa loo heystaa Xasuuqii uu u geystay dadka reer Somaliland, gaar ahaan Gabiley oo u haystay. Cornel Tuke oo imika maxkad ku taala Mareykanka lagu qaadayo,iyada oo hore looga mastaafuriyay 1992-kii dalka Kanada….

Read More

Hooyooyin uu Sicir bararka Maceeshaddu Dhabanno Haysay ku riday oo Qaylo-dhaan u diray Madaxwaynaha iyo Aragtida Xisbiyada Mucaaradka ee hoos u dhaca Dollarka

Burco, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Sicirka bararka Maceeshadda daruuriga ah, ayaa saameyn weyn ku yeelatay Nolosha Dadweynaha Somaliland, gaar ahaan Qoysaska Danyarta ah ee ku dhaqan Gobollada iyo Degmooyinka Dalka. Lacagta Doollarka oo inta badan Dadka Reer Somaliland Isticmaali jireen, ayaa dedaal Xukuumaddu samaysay awgeed aad hoos ugu dhacay, laakiin, Qiimaha dhaca ku yimid Lacagta…

Read More

Somaliland oo lagu canaanatey tacadiyada ay la kulmaan Dadka Xanuunnada Dhimirka Qaba ee lagu hayo Cilaajyada

USA, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Warbixin ay Shalay soo saartay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayay ku sheegtay in Dowladda Somalia iyo Ururka Al-shabaab ay khatar badan geliyeen dadka rayidka ah, khatartaas oo ka timid dagaallada iyo xad-gudubyada kale ee dalka ka dhacay sannadkii hore ee 2015-kii. HRW ayaa warbixinteeda ku xustay inay…

Read More

Dawladda Somaliland waxay Jawaab cad ka bixinaysaa Faragelinta Qaawan ee ay Xukuumadda Xamar ku hayso Qarannimada JSL.

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay farogelin ay sheegtay inay ku hayso Dawlada Koonfurta Soomaaliya, isla markaana waxay ugu baaqday dalalka Midowga Afrika, Midowga Yurub, Maraykanka, Jaamacada Carabta, Urrurka Dalalka Islaamka iyo dhamaanba Dalalka ku Midoobay Jamciyada Quruumaha ka dhaxaysa inay wax qabtaan farogelintaasi. Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu ku…

Read More

Orodyahanka Caan baxay ee Mo Farah Oo Farrin Culus U Diray Somalida Kana Hadlay Noloshiisa & Oradyahano Somaaliyeed Oo Iyana Ka Hadlay Mustaqbelkoda DAAWO

Addis ababa , 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Munaasbada casho sharaf ah oo Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Ambasador Maxamud Aadan Jamac Galaal u sameeyey Orodyahan heer caalamiya oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland waxaana madashada Sfiirka ku wehelinayey xubo ka mid waftida Somaliland uga qaybgalay shirka midowga afrika ee ka socday xarunta midowga…

Read More

Lix boqol oo Qof oo ka faa’ideystay Daaweyn lacag la’aan ah oo laga fuliyey Balli-calanle

Balli-calanle, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Maxamed Saleebaan Cumar oo ah Musharrax u taagan Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee la qorsheeyay inay Sannadka dambe horaantiisa dalka ka dhacdo, ayaa dhakhaatiir Caafimaad oo si lacag la’aan ah Dadka u daaweynaya geeyay deegaanka Balli-calanle oo ka tirsan Gobolka Togdheer. Dhakhaatiirtan oo ka mid ah kuwa ka shaqeeya Magaalada…

Read More

“Madaxdii islaamka waxa ku adkaatay inay runta u sheegaan gaalada, dadka qaarkood sheekooyinka faasidka ee qabaa’ilkooda joojiyaan, ninkii iyo gabadhiisu runta isu sheegaan…” Sheekh Dirrir

Hargeysa 31 January, 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday inaanay sharci ahayn samaynta wax kastoo lagu raaligeliyo makhluuqaadka, oo Ilaahay ka cadhaysiinaya, samayntiisuna gef weyn tahay. Sheekh Maxamed Waxa uu Khudbadan kaga hadlay raaligelinta Ilaahay iyo faa’iidooyinkeeda oo ah muhiimada nolosheena ayaa yidhi, “Ilaahay in la raaligeliyo waxa lagu gaadhaa…

Read More

Dhaqaalaha Afrika oo Hoos u Dhac kala Kulmay Qiimaha Lacagaha

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :–Dhaqaalaha Afrika ayaa sii wada hoos u dhac uu kala kulmay qiimaha badeecadaha oo daciif ah, hoos u dhaca qiimaha lacagaha waaweyn iyo sicir bararka iyadoo ay jirtay saadaal ku saabsanayd in koboc dhaqaale sanadkan la fili karo sida uu shabakada wararka ee www.theafricareport.com u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan…

Read More

Ciidamada AMISOM oo ka baxay deegaan hoostaga Baraawe iyo Al Shabaab oo la wareegtay

Baraawe — Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose, ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Midowga africa ee Amisom ay isaga baxeen deegaan hoostaga magaalada Baraawe. Ciidamada ayaa ka baxay Tuullada Wareer-male oo ku dhow Magaalada Baraawe, waxaana la sheegayaa in halkaasi ay si nabad ah ula wareegen Dagaalyahaano ka tirsan Al-shabaab oo…

Read More

Ururka Ardeyda Reer Somaliland Ethiopia SSAA Oo Guddoomiye Cusub Doortay Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Oo ka Qeybgalay

 Adis-ababa  — Ururka Ardeyda reer Somaliland ee Wax kabarata dalka Ethiopia Somaliland Student Association In Adis-ababa (SSAA) ayaa maanta si rasmiya u doortay guddoomiyaha Cusub ee Ururkaasi MOHAMED CABDILAAHI BIIHI,kadib markii uu kii hore xilku ka dhamaaday Khadar Maxamed Ibraahim. Xafladii loo sameeyey Xil-wareejinta oo caawa lagu qabtay Huteelka Eyofolla ee Magaalada Adis ababa ee…

Read More