‘’Somaliland Si Aanu Ula Dhaqanno Ayaanu Garan La’anahay..’’ Gen.Gaafoow {DHAGEYSO}

MUQDISHO—Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadyadii ka bixi jira magaalada Muqdisho ee tagi jiray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Warqad kasoo baxday agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya, Cabdullahi Gafaow Maxamuud, ayaa lagu sheegay in amarkan uu dhaqan galayo 22-ka bishan Febraayo. Wareysi uu siiyey VOA-da, ayaa Cabdullaahi Gaafow, waxa uu ku sheegay in soo saareen…

Read More

Maalintii Suldaan Maxamed Uu Madaxweyne Cigaal Hubkii U Horeeyay Ku Wareejiyay Oo La Xusay

Hargeysa — Xuska Maalinta hub ka dhigista ee Ciidankii ugu horeeyey ee Somaliland hubkooda soo dhiibeen oo ahaa ciidankii Sancaani oo ahayd  1/2/1994, oo Shalay ku beegnayd ayaa si balaadhan loo xusay. Munaasibadii xusitaanka oo si weyn loo soo agaasimay laguna qabtay Amasadoor Hotel ayaa waxa soo qayb galay Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland…

Read More

Dawladda Somaliya Oo Xayirtay Diyaaradaha U Kala Duula Hargeysa Iyo Muqdisho Iyo Sababta Oo Ay Sheegtay

Hargeysa — Dawladda Somaliya ayaa si rasmi ah u joojisay diyaaradaha ka taga Hargeysa, caasimadda Somaliland ee taga magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya. Warqad amar ah oo uu soo saaray agaasimaha hoggaanka socdaalka iyo jinsiyada Somaliya Cabdillaahi Gaafow Maxamuud oo ku taariikhaysan 30 January 2016, laguna socodsiiyay shirkadaha diyaaradaha ee garoonka Muqdisho, wuxuu ku sheegay…

Read More

Burco: 21 Qof Oo Loo Xidhxidhay Ku Noqnoqoshadda Is-diiwaangelinta Codbixinta Doorashooyinka

Burco 2, February,2015(SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisa, ayaa shalay kormeer ku tagay xarunta Sool ee ay ka socoto diiwaangelinta qaadashadda kaadhadhka codbixinta. Waxaan kormeerka ugu horren ka warbixiyay Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) iyo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay diiwaangelintu. Badhasaabka Gobolka Togdheer…

Read More

“Madaxweynaheenu waa Mujaahid, Guddoomiyaha KULMIYE-na Waa Mujaahid,markaa waxaan ka codsan lahaa inay Nabadgalyadda ilaaliyaan” Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan-Cirro), ayaa Xuska 22-guuradii ka soo wareegtay hubka dhigistii ugu horeysay ee Ciidamadii SNM ee Guutadii SANCAANI inay tahay maalinta ugu qiimaha baddan Gobanimadii kadib, isla markaana waxa uu ugu baaqay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiye Muuse Biixi inay ilaaliyaan babadgelyada. Sidaa waxa Cabdiraxmaan-Cirro ku sheegay mar…

Read More

Guddoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Sida Ay Ku Timi Hubka Dhigistii Ciidamadii Snm Ee Guutadii Sancaani Iyo Kaalintii Madaxweyne Cigaal DAAWO

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu ka hadlay Xuska 22aad Guuradii ka soo wareegtay ‘Markii ugu horeysay ee Hubka dhigistii Ciidamadii S.N.M oo ku asteysnayd 1994-kii, ayaa lagu qabtay Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Guddoomiye Muuse Biixi waxa uu ka ka sheekeeyay aragtidii dheereyd ee ay lahaayeen Madaxweynihii hore…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenkii 2aad ee Somaliland Yeelato oo Iftiimiyey Mudnaanta ay lahayd Hub ka dhigistii Ciidamaddii SNM DAAWO

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali (Cabdiraxmaan Laba-Tolle), ayaa waxa uu ka waramay qiimaha gaarka ah ee ay leedahay xuska sanad-guuradii 22aad ee ka soo wareegtay ka soo wareegtay ‘Markii ugu horeysay ee Hubka dhigistii Ciidamada S.N.M oo ahayd 1994-kii. Sidaa waxa uu Cabdiraxmaan Laba Tolle ku sheegay mar…

Read More

Madaxwayne Siilaanyo oo Diiday Istiqaalad uga Timid Masuul ka Tirsan Xukuumadiisa

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa diiday istiqaalad uu sanadkii hore dabayaaqadiisii u soo gudbiyay La Taliyihiisii dhinaca arrimaha dibada Cabdoo Axmed Aayir. Cabdoo Axmed Aayir ayaa madaxwaynaha ka codsaday inuu ka aqbalo xilka la taliyaha madaxwayne Siilaanyo ee uu iska casilay balse madaxwayne Siilaanyo ayaa diiday casilaadaasi la taliyaha. Qoraal kooban…

Read More

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland oo Jawaab ka Bixiyey Hadalkii General Gafow soona bandhigay Laba Astaamood oo Mid ka mid ah la Been abuuray DAAWO

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf “Ina Canbaro” ayaa Jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay dhigiisa dalka Somalia oo sheegay in Somaliland ka soo dalbatay in Xafiis lagu bixiyo baasaboorka Somalia laga furo Magaaladda Hargaysa kaas oo uu ku tilmaamay been abuur.

Read More

Taliyaha Ciidamadda Qaranka Somaliland oo ka Hadlay 22 Guuradda aasaaska Ciidanka qaranka oo Maanta ku beegan DHAGAYSO

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Taliyaha Guud ee Ciidamadda Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Guud ahaan Ciidamadda Qaranka iyo Xaasaskooda Munaasibadda 22 Guuradda ka soo wareegtay Aasaaska Ciidan weynaha Qaranka Somaliland oo ku beegan Maanta oo Salaasa ah. Taliyaha oo Khadka Telefoonka kula hadlay Shabakada Qurbejoog ayaa Ciidanka u rajeeyay…

Read More

Maxaad ka ogtahay riwaayaddii ugu horraysay ee uu curiyo abwaan xasan ganey,maxaadse ka xasuusataa? Halkan ka Dhagayso

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Abwaan Xasan Xaaji C.laahi Xasan Ganay Waa mid ka Mid ah Hal abuurada aadka looga yaqaan geyiga ay degaan dadka ku hadla Luuqada Somaligu. Waa abwaan Curiyey riwaayado badan oo Xusuusta dadka Saamayn ku lahaa Hadaba, Shabakada Qurbejoog.com waxay halkan idinku soo gudbinaysaa Ruwaayadii Ugu horeysay ee uu Xasan Cabdilaahi Xasan-Ganay Curiyay…

Read More

Boorama oo Laga  Bilaabay Xasuuqa Eyda Iyo Urur Maxaliya oo ka digay in la sumeeyo Eyda DAAWO

Boorama 2, February,2015(SDN/QJ):- Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha ee SOVA, ayaa Golaha Degaanka Gobolka Awdal ugu baaqay in ay joojiyaan sumaynta iyo cidhibtir ay sheegeen in ay ku hayaan xayawaanka Eyda. Ururkan oo war-saxaafadeed soo saaray, waxa soo jeediyey in la ilaaliyo xuquuqaha xayawaanka, isla markaana haddii loo arko in ay waxyeelo leeyihiin tarantooda la joojiyo oo…

Read More

Ururka Khayre 21 Oo Hargeysa Ku Qabtay Kulan Lagaga Arinsanaayey Horumarinta Deegaanka Bariga Hargeysa DAAWO

Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Ururka Horumarinta Deegaanka Sabawanaag iyo Cadaadlay ee Khayre 21 ayaa shir-weyne balaadhan oo lagaga hadlaayey sidii loo horumarin lahaa deegaankaas ku qabtay magaalada Hargaysa. Xafladan oo ahayd casho sharaf balaadhan oo si heersare ah loo soo agaasimay isla markaasina ka qabsoontay Himilo Hotel Hargeysa ayaa waxa ay ahayd mid kulmisay Aqoonyahanka ,…

Read More

Baadhitaan Cusub oo lagu beddelayo Hidda-sidaha DNA oo markii u horreysay laga oggolaaday Britain

London 2, February,2015(SDN/QJ):- Saynisyahannada Waddanka Britain, ayaa la siiyay oggolaansho ay ka heleen Hay’adda u qaabbilsan dalkaas ilmaha ee Human Fertilisation iyo Embryology, oggolaanshahaas oo wax lagaga beddelayo Hidda-sidaha loo yaqaanno DNA. Baadhitaan, ayaa lagu samayn doonaa Francis Cricks Institute ee London, iyadoo ujeedadu tahay in la fahnmo waqtiyada hore ee bini’aadanka uu uurka ku abuurmayo….

Read More

Somaliland oo Maanta laga Oogay Salaad Roob doon ah iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Burco Salaada la Tukaday Soona Kormeeray Diiwaanglinta Codbixiyaha Iyo Khudbadihii laga Jeediyey DAAWO

Burco 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo ku sugan Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco waxa uu saaka la tukaday kumanaan Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco, Salaadii Roobdoonta ee uu madaxweynuhu 30.01.2016 uu iclaamiyey in guud ahaan dalka laga tukado maanta oo ay taariikhdu tahay 01.02.2016. Salaada…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Sheegay inay Maxkamadda Caalamiga ah u Gudbin doonaan Dacwad la Xidhiidha Aqoonsi raadinta Somaliland DAAWO

Addis Ababa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr:Sacad Cali Shire oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Addis ababa ee xarunta Ururka Midnimadda Africa ayaa ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid Tahay in Somaliland dhawaan u Gudbin doonto Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ Dacwad ku saabsan Qaddiyadda Aqoonsiga…

Read More