Barcelona Ayaa Hantidey (Champion League) Markii 3-1 Ku Muusannawsiisey Juventus(DAAWO) By Jaahuur.

Berlin-June-07-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineyna Horyaalka Yurub (Champion League) oo foodda isdareen Barcelona iyo Juventus. Haddaba ciyaartan oo aad u xiiso badneyd ayaa waxa ka soo qeybgaley dadweyne caga-cageynaya 60,000 kun,bal daawasho wacan goolassha la iskugu awood yeeshey. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

Read More

Xiddigadda Caanka Ku Ah Teenista Serena Williams oo Ku Guuleysatey(Franch Open Grand Slam 2015)DAAWO By Jaahuur.

Paris-June-6-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaarha waxaynu ula safreynaa xagaa iyo cariga Fransiiska oo lagu kala hayaamey koobka Grand Slam Franch Open. Haddaba Laacibaddan faraha lagaga gubtey ayaa ilaa iyo hadda aan la loowdin Karin waana koobkii 20-aad ee Grand Slam aay ku guuleysatey daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ.  

Read More

(WAR DEG DEG AH) Lix Sarkaal oo Ka Tirsan Xiriika Kubadda Cagta Aduunka ee FIFA oo Jeelka Loo Taxaabey Maxaayse Galabsadeen? By Jaahuur.

Zurich-May-27-2015-2015(SDN/QJ) Saaxiibayaa qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Zurich oo Saraakiil ka tirsan Fifa oo loo furdaamiyey Jeelka. Haddaba lixda sarkaal oo ka tirsanaa xiriirka kubadda cagta ee adduunka ee FIFA ayaa lagu xiray Hoteel ku yaala magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Dadka laga shakisanyahay oo la sheegay in uu ku jiro madaxwayne ku xigeenka…

Read More

Stanley Cup oo Raqdiisii Semi Final-ka La Isku Feenanayo(DAAWO) Goolasha Quruxda Badan La Iskugu Awood Sheegtey.By Jaahuur.

Stanley Cup-May-26-2015 (SDN/QJ) ASxaabtay qormadeena ciyaarha waxaynu ula caraabeyna xaggaa iyo Waqooyiga Ameerika oo si xamaasad leh uga socdo koobka loogu magic darey Stanley Cup oo la soo gudagaley Semi Finalkiisii. Haddaba afarta kooxood ee iskugu hadhey Semi Finalka waxay kala yihiin New York Rangers vs Tamba Pay iyo Anaham Ducks vs Chicago Kalckhawks daawasho…

Read More

Barcelona oo Ku Guuleysatey Horyaalka Spain (La Liga) Markii Aay 1-0 Ku jalaaftey Atletico Madrid(DAAWO) By Jaahuur.

Spain-May-18-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo Spain oo lagu kala faraxashey koobka horyaalka ee ka amartukaaleeya cariga Spain (La Liga). Haddaba koobkan iyo kuwa kale oo laga ciyaaro waddanka aynu kor ku soo xusney ayaa aalaaba waxaa hantiya oo isweydaarsada labada naadi ee Barcelona iyo Real Madrid waxaana ugu wacan iyaga oo…

Read More

Barcelona Iyo Juventus oo Goolal Aan Arxan Laheyn Ku Kala Qarqisey Bayern Iyo Real Madrid(Champion League Semi Finals 2015)(DAAWO) By Jaahuur.

Champion League-May-07-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka qaaradda Yurub oo la isku feenanayo,waxaana isku soo hadhey Barcelona,Bayern,Real Madrid iyo Juventus soona wada ciyaarey lugtii hore (First Leg). Haddaba war iyo dhamaantii Daawasho wacan goolasha dhaliyeen xiddigaha qarnigan Messi,Neymar,iyo Ronaldo. W/Q Jaahuur, SDN/QJ.

Read More

DAAWO Chelsea oo Hantidey Horyaalka Ingiriiska(Premier League) Iyada oo Kulumo Hadhsanyihiin.By Jaahuur

London-May 05-2015-(SDN/QJ) Akhyaarta qormadeena ciyaarha waxaynu bidhaamineynaa horyaalkii Ingiriiska (Premier League) oo lagu kala faraxashey. Naadiga faraha lagaga gubtey ee Chelsea oo markii 4-aad horyaalka Ingiriiska taas oo u suurtagaleysey iney soo iibsadaan xiddigaha ugu caansan aduunka sida Coasto,Doropa,Febre Gaas iyo qaar kale oo farabadan, haddaba daawasho wacan damaashaadka. W/Q Jaahuur SDN/QJ

Read More

Daawo Ururka Horumarinta Ciiyaaraha ee qurbajooga Somaliland ee Uk (Somaliland Diaspora Sports development )oo Markii u horaysay la mataanoobay Kooxda Ee Mk done Milton Keynes

London 04May15(SDN/QJ) Ururka Horumarinta Ciiyaaraha ee qurbajooga Somaliland ee Uk  (Somaliland Diaspora  Sports development )oo  dhawaan looga dhawqay wadanka Uk Casimadiisa London oo ay ku midoobeen Ciyaaryahanadii reer Somaliland ururkan ayaa guushii u horaysay ka soo hoyay ka dabib markii ay ka heleen casuumad Nadiga  Mk done Milton Keynes  o si heer sare u soo…

Read More

Man City oo Faraciddi Leh Kaga Baxsatey Aston Villa Markii 3-2 Iskaga Fujisay(DAAWO) By Jaahuur.

London-Apr-26-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Ingiriiska oo meel xasaasi ah maraya. Naadiga Chelsea ayaa ilaa iyo hadda hogaanka u haya halka Arsenal iyo man City kaalinta labaad isku haystaan waxaan iyna dab yar shideyn Man United oo kaalinta afaraad cidhiidsaneysa walow horyaalka ku bilowdey si caajisinimo ah. Haddab ciyaar aad u…

Read More

Neymar oo 2-ba-Gool Barcelona Ugu Yaboohey Una Soo Baxdey(Semi Final-Ka Champion League 2015) DAAWO) By Jaahuur.

Barcelona-Apr-22-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta  diiradda ku saareynaa koobka horyaalka Yurub (Champion League) oo iskugu soo biyo shubtey (Seni Finals) Ilaa iyo hadda waxaa u soo gudbey Semi Final-ka Barcelona iyo Bayren Munich,haddii aynu soo qaadano ciyaartii dhexmartey Barcelona iyo PSG waxaa 2-0 ugu deeqey Barcelona xiddigga reer Brazil Neymar oo farsamooyin hor…

Read More

DAAWO Goolashii Man United Ku Harqisey Man City (By Jaahuur).

London-Apr-15-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku qooraansaneynaa horyaalka Ingiriiska (Premier League) oo si habsami ah uga socda caarigaa Ingiriiska. Haddaba labada Naadi ee isku magaalada ah oo runtii xurgufo ka dhexeeyaan,marka aay wada ciyaarayaan waa man United iyo Man City-e ciyaar foodda aay isla galeen,walow Man United ciyaata maamulaneysey natiijadu waxay iskugu soo…

Read More

Sanetors-ku Ma u Soo Bixidoonaan (Playoff-ka?) Iyo Ciyaar Aan Waxba La Isu Reeban Sanetors vs Penquins (DAAWO) By Jaahuur.

OTTAWA-Apr-04-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka Stanley Cup oo si habsami ah ugu socda North America,waxaa soo afjarmaya xili ciyaareedkii xagaaga. Haddaba iyada oo aay ka hadhsantahay laba-laba ciyaarood u gudbiditaanka Playoff-ka ayaa ciyaartii ugu xiisaha badned waxay dhexmartay Sanetors-ka iyo Penquins natiijada adaa arki doona ee daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ

Read More

Xiddigadda Reer America ee Tenista(Tennis) Serena Williams Xili ciyareedkeedii Faraxadihii Soo Marey(Moment) Iyo Finaladii Aay Foodda Isla Galeen Walaasheed Venus Williams(DAAWO). By Jaahuur

Qurbejoog.com-Apr-07-2015 (SDN/Q j) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu u jaleeceyna dhinaca dumarka ee aduunka caanka ku ah ciyaarha. Haddaba barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa xiddingadda caanka ku ah Teenista(Tennis) ee u dhalatey Mareykanka Serena Williams guulihii farxadda badnaa ee soo marey Daawasho wacan. W/Q Jaahuur. SDN/Qj.

Read More

Goolashii Ugu Quruxda Badnaa ee Boqorkii Kubadda cagta Aduunka (PELE) Iyo Farsamooyinka Ku Kala Duwanyihiin(Pele vs Neymar,Maradona vs Messi) DAAWO) By Jaahuur.

Qurbejoog.com-Apr-04-2015 (SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku deymooneynaa 20-kii gool ee ugu cajiibsanaa ee uu ku bashaaley Boqorka kubadda cagta aduunka Pele iyo hab ciyaareedka ku kala duwan yihiin Neymar,Pele iyo Maradona,Messi daawasho wacan.

Read More

Maxaa Ku Kalifey Tababaraha Xulka Germany Inuu Qolofta Siinkiisa Cuno? Iyo Dhacdooyinkii Ugu Wasakhsanaa ee Taariikhda Soo Marey Koobka K/C Aduunka.By Jaahuur.

SDN/QJ-Mar-28-2015-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa taariikhda kubadda cagta ee aduunka wax yaabihii ugu wasakhsanaa ama ugu qalafsan soo marey iyo dhacdooyin kale oo cajiib ah ee daawasho wacan hana ka caajisin Video-gu uu dheer yahaye. W/qorey Jaahuur SDN/QJ.

Read More