Tababare Van Gaal Muxuu Ku Soo Kordhin Doonaa Man United? (By Jaahuur)

London-31-May-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa tababaraha reer Holland Van Gaal oo loo magacaabey tababaraha cusub ee Man United halka uu ku dhamaado koobka kubadda cagta ee aduunka. 62-ba jirkan Van Gaal oo koobab badan ku soo guuleystey intii uu soo tababarayey naadiyada kala ah Bayern Munich,Barcelona iyo Ajax,wuxuuna badali doonaa David Moye oo…

Read More

Real Madrid Ayaa Loo Boqrey Horyaalka Yurub(Champion League 2014) Markii 4-1 Ku Naasnuujisey Atletico Madrid.(By Jaahuur)

Lisbon-24-May-2014-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo caasimadda Portugal ee Lisbon oo kala faraxashey horyaalkii Yurub (Champion League 2014). Ciyaar aad u xiisa badneyd ahaydna (Champion League Final} ayaa foodda waxaa is darey labada naadi ee isku magaalada Real Madrid iyo Atletico Madrid) waxaana ka soo qeybgale dadweyne aan la qiyaasi karin iyo taageerayaasha…

Read More

Kooxda Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Gaadiid iyo Hub ay ka Qabsadeen Ciidanka Kenya

Nairobi:May,24,2014(SDN/QJ)-Ururka Alshabaab ayaa Shacabka usoo bandhigay  Baabuur iyo Hub fudud oo ay lahaayeen ciidamada Kenya, kaas oo ay sheegeen inay Gudaha Kenya kasoo afduubteen. Gaadhigan ayaa ah kuwa ay ciidamda Kenya caanka ku yihiin, waxana ay Al-shabaabku tilmaameen inay Meelo Gudaha Kenya ah xoog kaga soo kaxaysteen Waxa kale oo ay Shabaabku soo Bandhigeen dadkii…

Read More

Delivering life-saving community healthcare services in fragile states

Internal conflict spanning more than two decades has resulted in the disintegration of Somalia’s infrastructure and significantly weakened the government’s capacity to respond to the basic needs of the population, such as access to clean water and appropriate sanitation facilities, adequate healthcare and effective security services. Delivery of key services to prevent maternal and child…

Read More

Bayern Munich Ayaa Ku Guuleystey Germany Cup Final Markii 2-0 Ku Sagootisey Dortmund.(By Jaahuur)

Germany-17-May-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Germany oo Germany Cup Final lagu kala faraxashey,markii aay foodda isla galeen Bayern Munich iyo Dortmund. Labadan naadi ee Bayern iyo Durtmund ayaa ah naadiyada ugu facweyn carigaa Germany walow aay ka dhaxeyso xifafaale ciyaareed marka aay ciyaaro iskaga horyimaadeen. Haddaba ciyaartan oo aad xiisa badneyd…

Read More

Atletico Madrid Ayaa Loo Cumaamadeeyey Horyaalka Spain ee La Liga Markii 1-1 Isla Dhaafiwaayeen Barcelona.(By Jaahuur)

Barcelona-17-May-2014 (SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa horyaalkii Spain ee La Liga oo lagu kala haajirey markii Real Atletico oo hal dhibic u baahneyd ka heshey Barcelona loona caleemo saarey hanashada La Liga 2014. Ciyaartan oo la wada sugayey waxay ka dhacdey garoonka weyn ee Barcelona (Campo Nou Stadium) waxaana ka soo qeyb…

Read More

Arsenal Ayaa Faro Ciddile Ku Hantidey Fa Cup Markii 3-2 Ku Samarsiiyeen Hull City.(By Jaahuur

London-17-May-2014-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa ciyaar dhexmartey Arsenal iyo Hull City oo ahayd Fa Cup Final.waxayna ka dhacdey Wembley Stadium. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd waxaa ka soo qeybgaley dadweyne caga cageynaya 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac. Haddii aynu u jiheysano ciyaarta qeybtii hore daqiiqaddii 4-aad waxaa Hull City…

Read More

Xiddigga Reer Argentiin Leo Messi Ayaa Ku Nagaadi Doona Barcelona Noqdeyna Ciyaaryahanka Ugu Qaalisan Aduunka.(By Jaahuur)

Barcelona-17-may-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa xiddiggaa reer Argentin una ciyaara naadiga Barcelona Leo Messi ayaa heshiis la galey Camp Nou. Heeshiiskan oo socdey wiigaggii aynu soo dhaafney ayaa is afgarad ku dhamaadey markii uu Messi qalinka ku jiidey 16.3 Million oo lacagta Ingiriiska ah,ayaamaha soo socdana waxaa shaaca laga qaadi doonaa inta xagaa…

Read More

Isku Aadka Horyaalka Afrika (Cup Of Nation 2015) oo Shaaca Laga Qaadey.(By Jaahuur)

Cairo-16-May-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaa iyo Africa iyo isku aadkii horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo lagu dhawaaqey. First Gurope •Liberia v Lesotho •Kenya v Comoros Islands •Madagascar v Uganda •Mauritania v Equatorial Guinea •Namibia v Congo •Libya v Rwanda •Burundi v Botswana •Central African Republic v Guinea Bissau •Swaziland v…

Read More

Man City Ayaa Hantidey Horyaalkii Ingiriiska (Premier League) Markii 2-0 Ku Khaarijisey West Ham. (By Jaahuur)

London-11-May-2014(SDN)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu u caraabineynaa xaggaaiyo cariga Ingirska iyo horyaalkii oo lagu kala faraxashey(Premier League)waxaana ku guuleystey Man City. Horyaalkan ayaa soo marey marxalado kala daran intii uu socdey laguna jaahwareersanaa saadaashiisa kooxdii hantiyi lahayd waayo Chelsea,liverpool iyo Man City ayaa kooxiba markeeda hogaamineysey. Haddaba maanta oo ahayd maalintii ugu dambeysey hoyaalka Ingiriiska (Premier…

Read More

Horyaalka Ingiriiska oo Cirka La Isku Feenanayo Iyo Rajadii Liverpool oo Gabalkeedii Sii Dhacayo.(By Jaahuur)

London-07-April-2014-(SDN) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qadaneynaa horyaalka Ingiriiska (Premier League) oo kooxuna ka huleeleen qaarna raqdiisii isku haystaan. Haddaba horyaalka Ingiriiskaa oo naadiyaal badani ku loolamaan ayaa haddana waxaa u soo irsiq taga ciyaartooy farabadan oo ka soo haajira aduunka dacaladiisa caana ku ah kubadda cagta. Mucjisooyinka aynu horyaalkan ku aragney waxaa ka…

Read More

Maxaa Kala Haysta Real Madrid Iyo Atletico Madrid (Champion League Final 2014 In Lisbon) By Jaahuur.

Spain-02-APRILL-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeyna labada Madid ee Real Madrid iyo Atletico Madrid oo isku magaalow ah ayaa ku balansan caasimadda Portugal ee Lisbon Sat-May-24 (Champion League Final 2014). Haddaba labadan Madrid ayaa midna midda kale ka qalooneyn bacdammaa aay isku magaalow yihiin aalaana wada ciyaara sida horyaalka La Liga,Rey Del Copa iyo…

Read More

Atletico Madrid Ayaa Final-ka u soo Baxdey Markii 3-1 Ugu Awood Sheegatey Chelsea (Champion League Finals) DAAWO) By Jaahhur.

London-30-April-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Yurub (Champion League) oo ku dhaw gaba-gabow Real Madrid iyo Atletico Madrid oo Final u soo wada baxay,ciyaartaasuna waxay ka dhici doontaa (LISBON) Atletico Madrid ciyaarta Finalka ugu soo baxdey waxay foodda isla galeen Chelsea taas oo ahayd lugii labaad,tii horana waxay ka dhacdey Madrid kuna dhamaatey…

Read More

Real Madrid Ayaa Final u soo Baxdey Markii Aay 4-0 Ku Marxabeysiisey Bayern Munich DAAWO (Champion League 2014)By Jaahuur

Germany-29 April-20-14(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo cariga jarmalka oo Bayern Munich iyo Real Madrid foodda isla galeen,ciyaartan oo ka tirsaneyd horyaalka Yurub ahaydna lugtii labaad. Sida eynu wada ogsoonahay todobaadkii hore lugtii hore waxa lagu wada ciyaarey Reai Madrid oo ku badisey 1-0. Haddaba ciyaartan oo la wada sugayey kana soo…

Read More

Giggs oo Dhoola Cadeeyey Rooney Iyo Mata oo Ku Durduriyey Markii Man United 4-0 Ku Suldaartey Norwich.By Jaahuur.

London-27-April-(SDN)-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu eegeynaa tababaraha cusub Man United  una soo kifaaxay Ryan Giggs ayaa dhoola caddeeyey galabta markii kooxdiisu badisey una ahayd tii ugu horeysey. Giggs oo shaqada kala wareegey Moyes oo toban bilood oo kaliya hayey ayaa sii wadi doona inta ka hadhsan horyaalka si ku meel gaadha ah. Haddaba ciyaartii dhexmartay Man…

Read More

Goolhayihii Iyo Kabtankii Chelsea Ayaan Ka Soo Xaadiri Doonin Inta Ka Hadhsan Horyaalka Iyo Champion League Dhaawac Awgii.(By Jaahuur)

London-26-April-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu bidhaamineynaa Kabtankii iyo goohayihii naadiga Chelsea oo ku dhaawacmey ciyaartii aay la ciyaareen Atletico Madrid ee horyaalka Yurub,waxayna ka soo xaadireyn kulamada ka hadhsan horyaalka Ingiriiska iyo ciyaarta iskugu hadhey  oo lugtii labaad ah kana dhici doonta Stam Ford,walow lugtii hore 0-0 ku kala tageen. Horyaalka Ingiriiska Premier League wuxuu…

Read More

Real Madrid Ayaa 1-0 Ku Soo Dhaweysey Bayern Munich (Champion League Semi Finals) By Jaahuur.

Spain-23-April-2014-(SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Spain iyo ciyaar dhexmartay Real Madrid iyo Bayern Munich kana tirsaneyd horyaalka Yurub (Cham0ion League,Semi Finals). Ciyaartan oo lawada sugayey aadna u ciisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne cagacageynaya 70,ooo iyo dabcan taageerayaasha qaylada iyo sawaxanka taagnida ku dhameysta. Labadan kooxood ayaa xurguf ciyaareed…

Read More

Tababarihii Man United David Moyes oo Shaqadii Laga xayuubiyey Iyo Atletico Madrid 0-0 Isla dhaafi waayeen Chalsea (Champion League Semi Finals) By Jaahuur.

London-22-April-2014 (SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa tababarihii Man United David Moyes oo shaqadii tababarinimo laga xayuubiyey guul daro ka soo gaadhey horyaalka kaalinta 7-aadna aay dhexdabaalanayaa. 50-ton iyo laba jirkan Moyes ayaa shaqadan ku dhex jirey 10-an bilood markii uu xagaagii hore kala wareegey Alex Ferguson. Waa markii ugu horeysey ee Man United…

Read More